Monday, September 25th, 2017

Xiddigaha Horyaalka England oo diyaarado qaas ah deg deg ugu soo celiyeen kooxahooda+Sawiro

Published on September 6, 2017 by   ·   No Comments

(06-09-2017) Kadib markii ay u soo dheeleen dalalkooda Cayaartoyda ka Cayaarta Horyaalka dalka England iyo France ayaa deg deg ugu soo duulay qaarada yurub kadib markii ay diyaard qaas ahi kasoo qaaday laatiin America.

Cayaartoyda soo laabtay ee soo gaartay kooxhooda waxaa ka mid ah Philippe Coutinho Fernandinho, Gabriel Jesus, Willian, Ederson Roberto Firmino Thiago Silva, Dani Alves, Filipe Luiz, Marquinhos Jemerson
iyo Neymar oo dib ugu laabtay kooxdiisa PSG.

Xiddiga dalka Braziil ee Philippe Coutinho ayaa ku soo laabtay kooxdiisa xili uu jiro qilaaf u dhaxeeya Cayaaryaahnka Taageerayaasha iyo maamulka Naadiga kadib markii uu Codsaday in laga iibiyo Barcelona taas oo suurto gal Noqon weysey waxaana hada la bilaabi doonaan dib u heshiisiin laga dhex samayn doono labada dhinac si uu kooxdaas ugu dheelo sidiisii hore.

 

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Paul Pogba oo lacadeeyey in uu u baahanyahay in qaliin lagu sameeyo

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa waxaa soo food saartay cabsi aad u badib markii ay soo ...

Real Madrid oo heshiis lagaartay Cayaaryahan kale oo cusub+Sawiro

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid oo Todobaadkaan mashquul ku ahayd Cayaratoy u Saxiixayey heshiisyo cusub ayaa Axadii ...

Magacyada iyo Sawirada 10 ka Cayaaryahan Premier League ee ugu Taageeraha badan barta Instagram?

(25-9-2017) Cayaartoyda Kubada cagta Caalamku sida dadka kale ee dunida ayey isticmaalaan baraha ka du duwan ee bulshada ...

Manchester United oo diyaar u ah in ay £155 kala soo baxdo Weeraryahankii ay ku lamaanin lahaayeen Romelu Lukaku

(25-9-2017) Kooxda kubada cagta Manchester United ee dalka England ayaa lasheegayaa in ay diyaar u yihiin in ay ...

Atletico Madrid oo shaacisay Nambarka uu Xiran doono Diego Costa?

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Atletico Madrid ayaa shaaca ka qaaday Nambarka uu Naadigaas u xiran doono Weeraryahanka dhawaan ...

Zinedine Zidane oo Xiligaan isticmaalay 21 Cayaaryahan oo kala duwan

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane oo Xiligaan uu u yahay mid aan qurux badnayd ilaa ...

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan magaca weyn leh ee Xiratay Nambarka loo yaqaan Nasiib laawaha Kubada cagta?

(24-9-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada shanta Cayaaryahan ee ah kuwa ugu Magaca weyn kubada ...

Mushaarka rasmiga ah ee uu Sanadkii qaato Neymar oo lashaaciyey?

(24-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta PSG ee Neymar ayaa lasheegayaa in uu qaato Mushaar aad uga badan kii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.