Tuesday, September 19th, 2017

Daawo Sawirada Philippe Coutinho oo ku soo laabtay Tababarka Liverpool

Published on September 7, 2017 by   ·   No Comments

(07-09-2017) Cayaaryahanka dalka Braziil ee u dheela kooxda Liverpool Philippe Coutinho ayaa markii u horeysey ku soo laabtay Tababarka Naadigiisa kadib markii uu ka soo laabtay Cayaarihii isreeb reebka  koobka aduunka ee uu u Cayaaray dalkiisa.

Philippe Coutinho ayaa doonayey in uusan lasii joogin kooxda dalka England isaga oo Liverpool ka codsaday in laga iibiyo Barcelona balse suuqa ayaa ku xirmay markii ay is afgaran waayeen labada kooxood.

Xiddigaan ayaa Macalinka kooxda Liverpool sheegay in uu ka soo kabsaday dhaawac dhanka dhabarka ah oo uu Garoomada kaga maqnaa waxaa kaloo uu sheegay in dib u heshiisiin loo samayn doono Philippe Coutinho iyo Taageerayaasha Liverpool oo isku xumaaday markii uu dalbaday in uu katago Naadiga dalka England.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Cayaaryahan ay lahayd Juventus oo ku Geeriyoodey dalka Maraykanka?

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa shaacisay Geerida mid ka mid ah Cayaartoydeeda oo ku ...

Taageerayaasha Manchester United oo lagu dacweeyey hees ay u qaadaan Romelu Lukaku taas oo Tilmaameysa Xubintiisa Taranka

(20-9-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lagu eedeeyey in ay hees lagu tilmaamay anshax daro iyo ...

Jose Mourinho oo ku dhawaaqay Xiddiga ugu qoran Rigoore dhalinta Waa kuma?

(20-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahanka ugu qoran in uu ...

Marcel Desailly oo lagu Casuumay Finalkii Tartanka K/Cagta Djibouti Cup lana kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele+Sawiro

(20-9-2017) Kooxda ciiddamada gendermarie ee dalka Jabuuti ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee lo yaqaan Djibouti Cup ...

Mustaqbalka Edinson Cavani ee PSG oo mugdi galay kadib markii Neymar dalbaday in laga diro kooxda

(19-9-2017) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay dalka France ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka Braziil ee Neymar uu ...

Danny Welbeck oo lashaaciyey mudo uu Garoomada dhaawac uga maqnaan doono?

(19-9-2017) Kooxda kubada Cagta Arsenal ee dalka England ayaa shaacisay dhaawac soo gaaray Weeraryahankeeda Danny Welbeck kaas oo ka ...

Lionel Messi 11 Rigoore ayaan siiyey Neymar Xiligii lasoo dhaafay

(19-9-2017) Cayaaryahanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi.ayaa shaaca ka qaaday in uu siiyey 11 Rigoore Saaxiibkii Neymar Xili Cayaareedkii ...

Daawo Sawirad Tababarka Real Madrid iyo Cristiano Ronaldo oo uu u dhamaaday ganaaxii

(19-9-2017) Kooxda kubada cagta Real Madrid ayaa samaysey diyaar garoow adag iyaga oo doonaya in ay ka guuleystaan ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.