Monday, September 25th, 2017

Diego Costa oo beri ku biiraya kooxda Besiktas ee dalka Turkiga

Published on September 7, 2017 by   ·   No Comments

(07-09-2017) Weeraryahanka kooxda kubada Cagta Chelsea ee Diego Costa ayaa lashegayaa in uu beri u dhaqaaqi doono Naadiga Besiktas ee dalka Turkiga Naadigaas oo uu amaah ugu cayaari doono ilaa laga gaaro bisha Janaayo 2018.

Diego Costa oo beryahaan dibad joog ka ahaa kooxdiisa Chelsea ayaa dib ugu soo laabtay dhawaan isaga oo doonayey in uu wadahadal lagalo Naadigiisa kadibna uu u dheelo balse hada waxaa soo baxaya in uu amaah ugu wareegi doono Horyaalka dalka Turkiga.

Wargeyska  OKDiario ayaa daabacay in Macalinka kooxda Chelsea Antonio Conte uusan qorshaha ku darsan Cayaaryahanka dalka Spain isla markaana uusan dooneyn xitaa in uu kooxda laqaato Tababar taas oo dadjineysa in uu meel kale u dhaqaaqo inta uu dhamaanayo ganaaxa saaran Naadigii uu ku biiri lahaa ee Atletico madrid.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Paul Pogba oo lacadeeyey in uu u baahanyahay in qaliin lagu sameeyo

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa waxaa soo food saartay cabsi aad u badib markii ay soo ...

Real Madrid oo heshiis lagaartay Cayaaryahan kale oo cusub+Sawiro

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid oo Todobaadkaan mashquul ku ahayd Cayaratoy u Saxiixayey heshiisyo cusub ayaa Axadii ...

Magacyada iyo Sawirada 10 ka Cayaaryahan Premier League ee ugu Taageeraha badan barta Instagram?

(25-9-2017) Cayaartoyda Kubada cagta Caalamku sida dadka kale ee dunida ayey isticmaalaan baraha ka du duwan ee bulshada ...

Manchester United oo diyaar u ah in ay £155 kala soo baxdo Weeraryahankii ay ku lamaanin lahaayeen Romelu Lukaku

(25-9-2017) Kooxda kubada cagta Manchester United ee dalka England ayaa lasheegayaa in ay diyaar u yihiin in ay ...

Atletico Madrid oo shaacisay Nambarka uu Xiran doono Diego Costa?

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Atletico Madrid ayaa shaaca ka qaaday Nambarka uu Naadigaas u xiran doono Weeraryahanka dhawaan ...

Zinedine Zidane oo Xiligaan isticmaalay 21 Cayaaryahan oo kala duwan

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane oo Xiligaan uu u yahay mid aan qurux badnayd ilaa ...

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan magaca weyn leh ee Xiratay Nambarka loo yaqaan Nasiib laawaha Kubada cagta?

(24-9-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada shanta Cayaaryahan ee ah kuwa ugu Magaca weyn kubada ...

Mushaarka rasmiga ah ee uu Sanadkii qaato Neymar oo lashaaciyey?

(24-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta PSG ee Neymar ayaa lasheegayaa in uu qaato Mushaar aad uga badan kii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.