Monday, September 25th, 2017

Leonardo Bonucci iyo Gonzalo Higuain oo gaaminaya liiska Cayaartoyda ugu mushaarka badan Horyaalka Talyaaniga

Published on September 7, 2017 by   ·   No Comments

(07-09-2017) Xiddigaha weerarka iyo daafaca ka kala dheela ee kala ah Leonardo Bonucci iyo Gonzalo Higuain ayaa hogaaminaya Cayaartoyda ugu mushaarka badan dhamaan Xiddigaha ka dheela Horyaalka dalka Talyaaniga kuwaas oo AC Milan iyo Juventus ka kala qaata sanadkii £6.86m.

Kooxda kubada Cagta Juventus ayaa ah Naadiga ugu badan ee bixisa lacagta mushaar ahaan ay u qaataan Cayaartoyda u dheesha kooxaha Talyaaniga iyada oo Sanadkii mushaar ahaan u bixisa lacag dhan £150.1m.

Kaalimaha labaad iyo Sadexaad waxaa ku kala jira kooxaha Sanadkii bixiya mushaarka ay bixiyaan kooxda AC Milan oo Sanadkii mushaar ahaan u bixisa £107.1m, iyo Roma oo bixisa Sanadkii aduun lacageed gaaraya £83.3m.

Macalinka ugu mushaarka badan Horyaalka dalka Talyaaniga Waxaa ugu mushaar badan Macalinka Juvenrus Massimiliano Allegri oo qaata Sanadkii £6.4m halka Macalinka Inter ,Milan Luciano Spalletti uu Sanadkii ka qaato £3.66m.

 

 

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Paul Pogba oo lacadeeyey in uu u baahanyahay in qaliin lagu sameeyo

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa waxaa soo food saartay cabsi aad u badib markii ay soo ...

Real Madrid oo heshiis lagaartay Cayaaryahan kale oo cusub+Sawiro

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid oo Todobaadkaan mashquul ku ahayd Cayaratoy u Saxiixayey heshiisyo cusub ayaa Axadii ...

Magacyada iyo Sawirada 10 ka Cayaaryahan Premier League ee ugu Taageeraha badan barta Instagram?

(25-9-2017) Cayaartoyda Kubada cagta Caalamku sida dadka kale ee dunida ayey isticmaalaan baraha ka du duwan ee bulshada ...

Manchester United oo diyaar u ah in ay £155 kala soo baxdo Weeraryahankii ay ku lamaanin lahaayeen Romelu Lukaku

(25-9-2017) Kooxda kubada cagta Manchester United ee dalka England ayaa lasheegayaa in ay diyaar u yihiin in ay ...

Atletico Madrid oo shaacisay Nambarka uu Xiran doono Diego Costa?

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Atletico Madrid ayaa shaaca ka qaaday Nambarka uu Naadigaas u xiran doono Weeraryahanka dhawaan ...

Zinedine Zidane oo Xiligaan isticmaalay 21 Cayaaryahan oo kala duwan

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane oo Xiligaan uu u yahay mid aan qurux badnayd ilaa ...

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan magaca weyn leh ee Xiratay Nambarka loo yaqaan Nasiib laawaha Kubada cagta?

(24-9-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada shanta Cayaaryahan ee ah kuwa ugu Magaca weyn kubada ...

Mushaarka rasmiga ah ee uu Sanadkii qaato Neymar oo lashaaciyey?

(24-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta PSG ee Neymar ayaa lasheegayaa in uu qaato Mushaar aad uga badan kii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.