Sunday, September 24th, 2017

Magacyada iyo Sawirada 5 ta cayaaryahan ee ugu dheereeya Liverpool Xiligaan?

Published on September 7, 2017 by   ·   No Comments

(08-09-2017) Waxaa lasoo saaray liiska Cayaartoyda ugu orodka badan xiligaan Naadiga Liverpool ee dalka England kuwaas oo ay kaalimaha kaga soo baxeen shan Cayaaryahan  oo galay Kaalimaha hore kadib tartan loo qabtay.

Xiddigaha Liverpool ayaa lagu sameeyey qiimeyn mid waliba inta uu ordi karayo Waxaana kaalimaha hore ku soo baxay shantaan Cayaaryahan Waxaa kaloo Naloo sheegayaa mid waliba inta uu Ordi karayo isaga oo aan daalin.

5. Roberto Firmino – 32.91 km/h

The silky Brazilian doesn’t look the quickest, but he certainly puts a shift in (Image: AFP)

4. Mohamed Salah – 33.11 km/h

Lazy old Salah is down in fourth (Image: PA)

3. Alberto Moreno – 33.19 km/h

The excitable Spaniard has been in a rush to impress as he’s returned to the team (Image: AFP)

2. Joe Gomez – 33.93 km/h

The young defender has looked more mobile since returning from injury (Image: Action Images via Reuters)

1. Sadio Mane – 34.84 km/h

There’s no surprise here, with the Senegalese speedster taking the No. 1 spot (Image: Rex Features)

 

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Kenya oo laga xayuubiyey Xuquuqdii marti gelinta koobka African Nations Championship (CHAN) 2018 Sabab?

(24-9-2017) Shir ay isugu yimaadeen Gudiga fulinta Xiriirka kubada Cagta Africa ee Caf ayaa lagu Go aamiyey dalka ...

AC Milan oo shaacisay Cayaartoyda u diyaarka ah kulanka Sampdoria iyo shax cusub oo uu dheeli doono Vincenzo Montella

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta AC Milan Vincenzo Montella ayaa soo bandhigay Cayaartoyda Naadigaas ee u diyaarka ah kulanka ...

Waa Maxay Nasiib darada kaga habsatay Gool dhalintii Cristiano Ronaldo?

(24-9-2017) Xiddiga Naadiga Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa shalay Xanaaq iyo madax xanuun kala baxay Garoonka kadib markii ...

Kadib Sadexleydii Alvaro Morata Chelsea oo qarka u saaran in ay jabiso Record u yaalay Arsenal?

(24-9-2017) kadib Guushii weyneyd ee ay Gaartay Chelsea kulankii Stoke City iyo Sadexleydii uu dhaliyey Alvaro Morata kooxda ...

Daawo Goos Gooska iyo sawirada bandhigii Paulo Dybala iyo Guushii Bianconeri

(24-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Derby della Mole ee ay ladheeleen Naadiga ...

Romelu Lukaku kaligii oo aan ku soo laaban Magaalada Manchester welina baaqi ku ah Southampton Sabab?

(24-9-2017) Kadib Guushii ay ka gaareen kulankii ay lacayaareen Sabtigii kooxda Southampton .Cayaartoyda Manchester United ayaa ku soo laabtay Magaaladooda ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Barcelona oo Guul ka gaartay Kulankii Girona

(24-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul ka Gaartay kulankii Xiisaha badnaa ee ay lacayaareen kooxda Xiligaan soo ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Man United oo Guul Rafaad ah ka gaartay Southampton

(23-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa Guul dirqi ah ka Gaartay kulankii Xiisaha lahaa ee ay banaanka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.