Tuesday, September 19th, 2017

Pogba Iyo Lukaku Oo Hoggaaminaya Ciyaartooyada Lambarooda La Iibsado + Ronaldo iyo Messi Oo Hoos U Dhacay

Published on September 7, 2017 by   ·   No Comments

(07-09-2017) Cayaaryahannada Manchester United ayaa ugu horreeya tobanka ciyaartoy ee ugu suuq geynta wanaagsan ama loogu iibka badan yahay garamadooda qaaradda Yurub.

Laacibka Paul Pogba ayaa ugu horreeya ciyaaryahannada la iibsado garamadooda, waxaana ku xiga Romelu Lukaku, kaalinta saddexaadna Eden Hazard, halka afraad uu galay Lacazette oo Chelsea ka tirsan.

Daraasad laga sameeyey suuqyada iibka dharka ciyaaraha ee UK, ayaa waxa hoos u dhac weyn uu ku yimid Cristiano Ronaldo oo beryo qaar ahaan jiray qofka koowaad, hase yeeshee, Lionel Messi ayaa inkasta oo uu dhaamo Ronaldo haddana hoos u dhac uu ka muuqdaa.

Sidan ayay u kala horreeyaan ciyaaryahannadu:

Paul POGBA (Manchester United)

Romelu LUKAKU (Manchester United)

Eden HAZARD (Chelsea)

Alexandre LACAZETTE (Arsenal)

Marcus RASHFORD (Manchester United)

Harry KANE (Tottenham)

Sadio MANE (Liverpool)

Lionel MESSI (Barcelona)

Philippe COUTINHO (Liverpool)

Zlatan IBRAHIMOVIC (Manchester United)

DELE Alli (Tottenham)

Roberto FIRMINO (Liverpool)

Matt RITCHIE (Newcastle)

ANDER HERRERA (Manchester United)

Cristiano RONALDO (Real Madrid)

Henrikh MKHITARYAN (Manchester United)

Dwight GAYLE (Newcastle United)

NEYMAR JR. (Barcelona/PSG)

N’Golo KANTE (Chelsea)

Mesut OZIL (Arsenal)

John TERRY (Chelsea/Aston Villa)

ALEXIS Sanchez (Arsenal)

Mohamed SALAH (Liverpool)

Wayne ROONEY (Manchester United)

Juan MATA (Manchester United)

Adam LALLANA (Liverpool)

Alvaro MORATA (Chelsea)

David DE GEA (Manchester United)

Cheick TIOTE (Newcastle United)

Christian ERIKSEN (Tottenham)

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Arsene Wenger iyo Alex Ferguson oo caawa kulan Cayaareed markale isaga hor imaan doona Sabab?

(20-9-2017) Dunida kubada cagta Caalamka ayaa markale dib u Xasuusan doonta Caawa marka ay maqlaan Magacyada Macalimiintii mudada ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Bandhigii Barcelona iyo 4 Gool oo uu dhaliyey Lionel Messi

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Horyaalka Spain ee ay xalay ladheeleen ...

Cayaaryahan ay lahayd Juventus oo ku Geeriyoodey dalka Maraykanka?

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa shaacisay Geerida mid ka mid ah Cayaartoydeeda oo ku ...

Taageerayaasha Manchester United oo lagu dacweeyey hees ay u qaadaan Romelu Lukaku taas oo Tilmaameysa Xubintiisa Taranka

(20-9-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lagu eedeeyey in ay hees lagu tilmaamay anshax daro iyo ...

Jose Mourinho oo ku dhawaaqay Xiddiga ugu qoran Rigoore dhalinta Waa kuma?

(20-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahanka ugu qoran in uu ...

Marcel Desailly oo lagu Casuumay Finalkii Tartanka K/Cagta Djibouti Cup lana kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele+Sawiro

(20-9-2017) Kooxda ciiddamada gendermarie ee dalka Jabuuti ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee lo yaqaan Djibouti Cup ...

Mustaqbalka Edinson Cavani ee PSG oo mugdi galay kadib markii Neymar dalbaday in laga diro kooxda

(19-9-2017) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay dalka France ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka Braziil ee Neymar uu ...

Danny Welbeck oo lashaaciyey mudo uu Garoomada dhaawac uga maqnaan doono?

(19-9-2017) Kooxda kubada Cagta Arsenal ee dalka England ayaa shaacisay dhaawac soo gaaray Weeraryahankeeda Danny Welbeck kaas oo ka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.