Sunday, September 24th, 2017

Sir Alex Ferguson” Waa in laga gudbaa habka adoonsiga oo kale ah ee Liverpool ku celisey Philippe Coutinho

Published on September 7, 2017 by   ·   No Comments

(08-09-2017) Macalinkii hore ee kooxda kubada Cagta Manchester United Sir Alex Ferguson ayaa sheegay in ay tahay in dib loogu laabto qodobka sharciyan u diidey Philippe Coutinho in uu ku biiro Barcelona oo uu sii joogo Liverpool.

Sir Alex Ferguson oo madax ka ah Gudiga Macalimiinta UEFA ayaa sheegay in uu u ololeyn doono in wax laga badalo qodobada qaar ee ku saabsan Cayaartoyda iyo kooxaha Gaar ahaan qodobkii u diidey Philippe Coutinho in uu u dhaqaaqo kooxdii uu doonayey ee Barcelona.

Aad ayaan uga xumaaday markii aan arkay Philippe Coutinho oo ilmeynaya isaga oo weliba Gool u dhaliyey dalkiisa Braziil waxaana uu la ooyey ayuu yiri in uu awoodi waayey in uu helo xoriayadii uu Barcelona ugu biiri lahaa Liverpool ayaana diidey in uu uu aado Naadigaas sidaa waxaa yiri Macalinkii hore ee Manchester United Sir Alex Ferguson kaas oo doonaya in Cayaartoyda lasiiyo Xoriyad dheeraad ah oo ay ku aadi karayaan intii Macquul ah kooxdii uu doono.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Kenya oo laga xayuubiyey Xuquuqdii marti gelinta koobka African Nations Championship (CHAN) 2018 Sabab?

(24-9-2017) Shir ay isugu yimaadeen Gudiga fulinta Xiriirka kubada Cagta Africa ee Caf ayaa lagu Go aamiyey dalka ...

AC Milan oo shaacisay Cayaartoyda u diyaarka ah kulanka Sampdoria iyo shax cusub oo uu dheeli doono Vincenzo Montella

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta AC Milan Vincenzo Montella ayaa soo bandhigay Cayaartoyda Naadigaas ee u diyaarka ah kulanka ...

Waa Maxay Nasiib darada kaga habsatay Gool dhalintii Cristiano Ronaldo?

(24-9-2017) Xiddiga Naadiga Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa shalay Xanaaq iyo madax xanuun kala baxay Garoonka kadib markii ...

Kadib Sadexleydii Alvaro Morata Chelsea oo qarka u saaran in ay jabiso Record u yaalay Arsenal?

(24-9-2017) kadib Guushii weyneyd ee ay Gaartay Chelsea kulankii Stoke City iyo Sadexleydii uu dhaliyey Alvaro Morata kooxda ...

Daawo Goos Gooska iyo sawirada bandhigii Paulo Dybala iyo Guushii Bianconeri

(24-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Derby della Mole ee ay ladheeleen Naadiga ...

Romelu Lukaku kaligii oo aan ku soo laaban Magaalada Manchester welina baaqi ku ah Southampton Sabab?

(24-9-2017) Kadib Guushii ay ka gaareen kulankii ay lacayaareen Sabtigii kooxda Southampton .Cayaartoyda Manchester United ayaa ku soo laabtay Magaaladooda ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Barcelona oo Guul ka gaartay Kulankii Girona

(24-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul ka Gaartay kulankii Xiisaha badnaa ee ay lacayaareen kooxda Xiligaan soo ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Man United oo Guul Rafaad ah ka gaartay Southampton

(23-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa Guul dirqi ah ka Gaartay kulankii Xiisaha lahaa ee ay banaanka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.