Monday, September 25th, 2017

Yaa qaalisan Cayaartoy ahaan kooxaha Manchester United iyo Manchester City

Published on September 7, 2017 by   ·   No Comments

(07-09-2017) Kooxaha kubada Cagta ee kawada dhisan Magaalada Manchester ee kala ah Man City iyo Man United ayaa ka mid ah Naadiyada kubada Cagta ee ugu Cayaartoy qaalisan Caalamka waxaana lasoo saaray labadooda Kooxda Cayaartoy qaalisan iyo inta ay ku fadhiyaan.

Naadiga uu Hogaamiyo Macalinka Pep Guardiola ee Manchester City ayaa lacag ahaan kayara Saraysa Naadiga ay ku xafiiltamaan Magaalada manchester ee Man United waxaana Cayaartoyda Xiligaan u dheelaya ay ku fadhiyaan qiimo ahaan € 766 million,

Manchester United oo uu Macalin u yahay Jose Mourinho isla Markaana Hogaanka u haysa Xiligaan Horyaalka England oo 3 Cayaarood la dheeley ayaa Cayaartoyda u Cayaarta waxa ay ku fadhiyaan aduun lacageed gaaraya € 733 million iyaga oo ka hooseeya kooxda Manchester City.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Paul Pogba oo lacadeeyey in uu u baahanyahay in qaliin lagu sameeyo

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa waxaa soo food saartay cabsi aad u badib markii ay soo ...

Real Madrid oo heshiis lagaartay Cayaaryahan kale oo cusub+Sawiro

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid oo Todobaadkaan mashquul ku ahayd Cayaratoy u Saxiixayey heshiisyo cusub ayaa Axadii ...

Magacyada iyo Sawirada 10 ka Cayaaryahan Premier League ee ugu Taageeraha badan barta Instagram?

(25-9-2017) Cayaartoyda Kubada cagta Caalamku sida dadka kale ee dunida ayey isticmaalaan baraha ka du duwan ee bulshada ...

Manchester United oo diyaar u ah in ay £155 kala soo baxdo Weeraryahankii ay ku lamaanin lahaayeen Romelu Lukaku

(25-9-2017) Kooxda kubada cagta Manchester United ee dalka England ayaa lasheegayaa in ay diyaar u yihiin in ay ...

Atletico Madrid oo shaacisay Nambarka uu Xiran doono Diego Costa?

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Atletico Madrid ayaa shaaca ka qaaday Nambarka uu Naadigaas u xiran doono Weeraryahanka dhawaan ...

Zinedine Zidane oo Xiligaan isticmaalay 21 Cayaaryahan oo kala duwan

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane oo Xiligaan uu u yahay mid aan qurux badnayd ilaa ...

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan magaca weyn leh ee Xiratay Nambarka loo yaqaan Nasiib laawaha Kubada cagta?

(24-9-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada shanta Cayaaryahan ee ah kuwa ugu Magaca weyn kubada ...

Mushaarka rasmiga ah ee uu Sanadkii qaato Neymar oo lashaaciyey?

(24-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta PSG ee Neymar ayaa lasheegayaa in uu qaato Mushaar aad uga badan kii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.