Monday, September 25th, 2017

Zlatan Ibrahimovic oo fariin u diray Taageerayaasha Manchester United?

Published on September 7, 2017 by   ·   No Comments

(08-09-2017) Weeraryahanka kooxda kubada Cagta Manchester United ee Zlatan Ibrahimovic ayaa fariin u diray taageerayaasha Naadigiisa waxaana fariintiisa uu ciwaan uga dhigay marna qalbigeyga magelin in aan katago Manchester United.

Zlatan Ibrahimovic ayaa bartiisa Twitter-ka soo dhigay fariin uu sheegay in uu ugu tala galay Taageerayaasha kooxda Manchester United fariintaas oo uu ku sheegay in uu jecelyahay kooxdaan isla markaana uusan marna ku fekerin in uu katago waxaa kaloo uu sheegay in uusan wax weyn u arkin in uu waayo namarkiisii 9 aad kuna qanacsanyahay kan 10 aad ee lasiiyey.

Ibrahimovic ayaa sidoo kale sheegay in uu ka soo kabanayo dhaawicii qaliinka loogu sameeyey isla markaana uu rajenayo in uu Caafimaad ahaan kaamil noqon doono inta uusan dhamaan Sanadkaan 2017.

Xiddigaan ayaa dhawaan ayaa dhawaan heshiis 1 Sano ah lagaaray kooxdiisa Manchester United waxaana lasiiyey Nambarkii 10 aad ee uu baneeyey Wayne Rooneey oo ku biirey Everton.

 

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Paul Pogba oo lacadeeyey in uu u baahanyahay in qaliin lagu sameeyo

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa waxaa soo food saartay cabsi aad u badib markii ay soo ...

Real Madrid oo heshiis lagaartay Cayaaryahan kale oo cusub+Sawiro

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid oo Todobaadkaan mashquul ku ahayd Cayaratoy u Saxiixayey heshiisyo cusub ayaa Axadii ...

Magacyada iyo Sawirada 10 ka Cayaaryahan Premier League ee ugu Taageeraha badan barta Instagram?

(25-9-2017) Cayaartoyda Kubada cagta Caalamku sida dadka kale ee dunida ayey isticmaalaan baraha ka du duwan ee bulshada ...

Manchester United oo diyaar u ah in ay £155 kala soo baxdo Weeraryahankii ay ku lamaanin lahaayeen Romelu Lukaku

(25-9-2017) Kooxda kubada cagta Manchester United ee dalka England ayaa lasheegayaa in ay diyaar u yihiin in ay ...

Atletico Madrid oo shaacisay Nambarka uu Xiran doono Diego Costa?

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Atletico Madrid ayaa shaaca ka qaaday Nambarka uu Naadigaas u xiran doono Weeraryahanka dhawaan ...

Zinedine Zidane oo Xiligaan isticmaalay 21 Cayaaryahan oo kala duwan

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane oo Xiligaan uu u yahay mid aan qurux badnayd ilaa ...

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan magaca weyn leh ee Xiratay Nambarka loo yaqaan Nasiib laawaha Kubada cagta?

(24-9-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada shanta Cayaaryahan ee ah kuwa ugu Magaca weyn kubada ...

Mushaarka rasmiga ah ee uu Sanadkii qaato Neymar oo lashaaciyey?

(24-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta PSG ee Neymar ayaa lasheegayaa in uu qaato Mushaar aad uga badan kii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.