Tuesday, September 19th, 2017

Daawo Sawirada Alexis Sanchez oo isaga oo faraxsan ku soo laabtay Tababarka Arsenal

Published on September 8, 2017 by   ·   No Comments

(08-09-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Arsenal iyo Xulka dalka Chile Alexis Sanchez ayaa ku soo laabtay Tababarka Naadigiisa isaga oo faraxsan isaga oo isku diyaarinaya in uu u Cayaaro kooxdiisa.

Alexis Sanchez ayaa ku hungoobey in uu ku biiro Manchester City habeenkii u danbeeyey ee suuqa kala iibsiga Cayaartoyda waxaana dantu ku qasabtay in uu sii joogo Naadigiisa isla Markaana uu u dheelo Horyaalka dalka England.

Arsenal ayaa isku diyaarineysa kulanka ugu soo horeeya ee ay lacayaari doonaan kooxda Bournemouth kaas oo lafilayo in uu u Cayaaro kooxdiisa iyada oo sidoo kale uu meesha kabaxayo war sheegayey in uusan Arsenal u Cayaari doonin Cayaaryahan Alexis Sanchez  isla Markaana uu sugayo inta uu ka dhamaanayo qanadaraaska uu kula jiro kooxda London ka dhisan ee Arsenal.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Bandhigii Barcelona iyo 4 Gool oo uu dhaliyey Lionel Messi

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Horyaalka Spain ee ay xalay ladheeleen ...

Cayaaryahan ay lahayd Juventus oo ku Geeriyoodey dalka Maraykanka?

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa shaacisay Geerida mid ka mid ah Cayaartoydeeda oo ku ...

Taageerayaasha Manchester United oo lagu dacweeyey hees ay u qaadaan Romelu Lukaku taas oo Tilmaameysa Xubintiisa Taranka

(20-9-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lagu eedeeyey in ay hees lagu tilmaamay anshax daro iyo ...

Jose Mourinho oo ku dhawaaqay Xiddiga ugu qoran Rigoore dhalinta Waa kuma?

(20-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahanka ugu qoran in uu ...

Marcel Desailly oo lagu Casuumay Finalkii Tartanka K/Cagta Djibouti Cup lana kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele+Sawiro

(20-9-2017) Kooxda ciiddamada gendermarie ee dalka Jabuuti ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee lo yaqaan Djibouti Cup ...

Mustaqbalka Edinson Cavani ee PSG oo mugdi galay kadib markii Neymar dalbaday in laga diro kooxda

(19-9-2017) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay dalka France ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka Braziil ee Neymar uu ...

Danny Welbeck oo lashaaciyey mudo uu Garoomada dhaawac uga maqnaan doono?

(19-9-2017) Kooxda kubada Cagta Arsenal ee dalka England ayaa shaacisay dhaawac soo gaaray Weeraryahankeeda Danny Welbeck kaas oo ka ...

Lionel Messi 11 Rigoore ayaan siiyey Neymar Xiligii lasoo dhaafay

(19-9-2017) Cayaaryahanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi.ayaa shaaca ka qaaday in uu siiyey 11 Rigoore Saaxiibkii Neymar Xili Cayaareedkii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.