Sunday, September 24th, 2017

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Arsenal ku Tumatay AFC Bournemouth

Published on September 9, 2017 by   ·   No Comments

(09-09-2017) Kooxda kubada cagta Arsenal ayaa Guul muhiim ah oo ay ku bashaashay ka gaartay kulankii ay la Cayaareen kooxda AFC Bournemouth iyaga oo kaga badiyey 3-0.

Goolasha Naadiga Arsenal waxaa 2 ka mid ah dhaliyey Weeraryahanka dalka England ee Danny Welbeck kaas oo shabaqa fuary Xireyna halka Goolka dhexda kujirey uu Saxiixay Alexandre Lacazette dhamaan Goolashaasna waxa ay ku dhaliyeen 27 daqiiqo Gudahood.

Arsenal (3-4-2-1): Cech 7; Mustafi 7, Koscielny 7, Monreal 6.5; Ramsey 7.5 (Coquelin 67, 6.5), Xhaka 7; Ozil 7, Welbeck 8 (Sanchez 75, 6.5); Lacazette 7 (Giroud 75, 6)

Subs not used: Mertesacker, Ospina, Walcott, Iwobi

Bournemouth (4-2-3-1): Begovic 5.5; Smith 6, S. Cook 6, Ake 5, Mings 5 (Francis 46, 5); Arter 5, Gosling 5.5; Daniels 5.5, Fraser 5 (Ibe 38, 6), King 5; Defoe 5.5 (Mousset 71, 5)

Subs not used: Boruc, Surman, Pugh, L. Cook

Booked: Francis

Referee: Anthony Taylor – 6.5

Attendance: 59, 262

Man of the Match: Danny Welbeck

 

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Kenya oo laga xayuubiyey Xuquuqdii marti gelinta koobka African Nations Championship (CHAN) 2018 Sabab?

(24-9-2017) Shir ay isugu yimaadeen Gudiga fulinta Xiriirka kubada Cagta Africa ee Caf ayaa lagu Go aamiyey dalka ...

AC Milan oo shaacisay Cayaartoyda u diyaarka ah kulanka Sampdoria iyo shax cusub oo uu dheeli doono Vincenzo Montella

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta AC Milan Vincenzo Montella ayaa soo bandhigay Cayaartoyda Naadigaas ee u diyaarka ah kulanka ...

Waa Maxay Nasiib darada kaga habsatay Gool dhalintii Cristiano Ronaldo?

(24-9-2017) Xiddiga Naadiga Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa shalay Xanaaq iyo madax xanuun kala baxay Garoonka kadib markii ...

Kadib Sadexleydii Alvaro Morata Chelsea oo qarka u saaran in ay jabiso Record u yaalay Arsenal?

(24-9-2017) kadib Guushii weyneyd ee ay Gaartay Chelsea kulankii Stoke City iyo Sadexleydii uu dhaliyey Alvaro Morata kooxda ...

Daawo Goos Gooska iyo sawirada bandhigii Paulo Dybala iyo Guushii Bianconeri

(24-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Derby della Mole ee ay ladheeleen Naadiga ...

Romelu Lukaku kaligii oo aan ku soo laaban Magaalada Manchester welina baaqi ku ah Southampton Sabab?

(24-9-2017) Kadib Guushii ay ka gaareen kulankii ay lacayaareen Sabtigii kooxda Southampton .Cayaartoyda Manchester United ayaa ku soo laabtay Magaaladooda ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Barcelona oo Guul ka gaartay Kulankii Girona

(24-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul ka Gaartay kulankii Xiisaha badnaa ee ay lacayaareen kooxda Xiligaan soo ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Man United oo Guul Rafaad ah ka gaartay Southampton

(23-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa Guul dirqi ah ka Gaartay kulankii Xiisaha lahaa ee ay banaanka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.