Monday, September 25th, 2017

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Baashaalkii Barcelona iyo Lionel Messi kulankii Espanyol

Published on September 9, 2017 by   ·   No Comments

(10-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa ku baashaashay Naadiga ay isku Magaalada yihiin ee Espanyol iyaga oo ku Garaacay 5-0 Waana Guushii ugu weyneyd ee Kooxdaan Gaarto tan iyo Markii uu ka tegay Xiddigoodii Neymar.

Goolasha Barcelona waxaa 3 ka mid ah shaabadiisa saaray Cayaaryahanka dalka Argentina ee Lionel Messi halka labada kale ay kala dhaliyeen Gerard Pique iyo Luis Surez.

Cayaaryahanka Cusub ee kooxdaas Ousmane Dembele  oo badal ku soo galay kulankaan ayaa dhiibay Goolkiisii koowaad ee uu ka Caawiyo Saaxiibadii waxaana uu kubad qurux badan u baasay Luis Suarez.

MATCH FACTS

BARCELONA: Ter Stegen, Semedo, Pique, Rakitic, Sergio. Iniesta (Gomez) Suarez, Messi, Deulofeu, Alba, Busquets, Umtiti

ESPANYOL: Lopez, Sanchez, Lopez, Silva, Hermoso, Martín, Diop, Fuego Martínez, Darder, Baptistao, Moreno, Piatti

GOALSCORERS: Messi, 25, 36, 66, Pique, 84, Suarez 90

BOOKED:  Busquets, Lopez,

 

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Paul Pogba oo lacadeeyey in uu u baahanyahay in qaliin lagu sameeyo

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa waxaa soo food saartay cabsi aad u badib markii ay soo ...

Real Madrid oo heshiis lagaartay Cayaaryahan kale oo cusub+Sawiro

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid oo Todobaadkaan mashquul ku ahayd Cayaratoy u Saxiixayey heshiisyo cusub ayaa Axadii ...

Magacyada iyo Sawirada 10 ka Cayaaryahan Premier League ee ugu Taageeraha badan barta Instagram?

(25-9-2017) Cayaartoyda Kubada cagta Caalamku sida dadka kale ee dunida ayey isticmaalaan baraha ka du duwan ee bulshada ...

Manchester United oo diyaar u ah in ay £155 kala soo baxdo Weeraryahankii ay ku lamaanin lahaayeen Romelu Lukaku

(25-9-2017) Kooxda kubada cagta Manchester United ee dalka England ayaa lasheegayaa in ay diyaar u yihiin in ay ...

Atletico Madrid oo shaacisay Nambarka uu Xiran doono Diego Costa?

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Atletico Madrid ayaa shaaca ka qaaday Nambarka uu Naadigaas u xiran doono Weeraryahanka dhawaan ...

Zinedine Zidane oo Xiligaan isticmaalay 21 Cayaaryahan oo kala duwan

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane oo Xiligaan uu u yahay mid aan qurux badnayd ilaa ...

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan magaca weyn leh ee Xiratay Nambarka loo yaqaan Nasiib laawaha Kubada cagta?

(24-9-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada shanta Cayaaryahan ee ah kuwa ugu Magaca weyn kubada ...

Mushaarka rasmiga ah ee uu Sanadkii qaato Neymar oo lashaaciyey?

(24-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta PSG ee Neymar ayaa lasheegayaa in uu qaato Mushaar aad uga badan kii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.