Friday, September 22nd, 2017

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Stoke City oo Taako u dhigtay dar dartii Manchester United

Published on September 9, 2017 by   ·   No Comments

(10-9-2017) Kooxda kubada Cagta Stoke City ayaa Taako u dhigtay Manchester United oo hawada ku socotey 3 dii Cayaarood ee ay dheeleen Xiligaan waxaana ay galeen labadaan kooxood bareejo 2-2 ah.

Manchester United ayaa sidoo kale laga dhaliyey Goolkii koowaad ee Xili Cayaareedkaan waxaana Goolasha labadaba ka dhaliyey Xiddiga lagu magacaabo Eric Maxim Choupo-Moting halka labada Gool ee Man United ay kala dhaliyeen Cayaartoyda kala ah Marcus Rashford iyo Romelu Lukaku.

STOKE XI: Butland, Zouma, Wimmer, Cameron (Martins Indi 46), Diouf, Fletcher, Allen, Pieters, Shaqiri (Berahino 75), Jese, Choupo-Moting 

SUBS NOT USED: Grant, Sobhi, Crouch, Adam, Tymon

GOALS: Choupo-Moting (43 and 63)  

MAN UTD XI: De Gea, Valencia, Bailly, Jones, Darmian, Herrera (Martial 73), Matic, Pogba, Mkhitaryan (Lingard 84), Lukaku, Rashford (Mata 72)

SUBS NOT USED: Romero, Blind, Carrick, Smalling

GOALS: Rashford (45+1), Lukaku (58) 

 

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Daawo Sawirada Macalinka iyo Xiddigaha Man United oo diyaard qaas ahi u raacay Southampton

(23-9-2017) Macalinka Manchester United ku xigeenadiisa iyo Cayaartoyda Naadigaas ayaa diyaard qaas ah u raacay kulanka xiisaha badan ...

Wargeyska L’Équipe oo Marco Asensio u aqoonsaday Xiddiga ugu fiican Caalamka kuwa 21 ka Sano ka hooseeya

(23-9-2017) Wargeyska L'Équipe ee ka soo baxa dalka France ayaa abaal marin Gudoonsiiyey Cayaaryahanka Xulka Spain iyo Real ...

Liverpool iyo Man Utd oo ku dagaalamaya New Mbappe?

(23-9-2017) Kooxaha Horyaalka dalka England ee kala ah Liverpool iyo Manchester United ayaa isku haysta sida lacadeeyey Cayaaryahan ...

Daawo Sawirada Boqolaal Taageerayaasha Atletico Madrid ah oo sida geesiga u soo dhaweeyey Diego Costa

(22-9-2017) Boqolaal ka mid ah Taageerayaasha kooxda Atletico Madrid ayaa si diiran u soo dhaweeyey Weeraryahanka dalka Spain ...

Gonzalo Higuain haloo diro Todobaadyo dalxiis ah waayo waxba uma hayo Juventus?

(22-9-2017) Mid ka mid ah Cayaartoydii Caanka ahayd ee soo martay kooxda Juventus Fabrizio Ravanelli ayaa Weerar ku qaaday ...

Magacyada iyo Sawirada 7 Cayaaryahan oo Barcelona ku soo qaadan karto heshiiska Xorta ah si ay ugu badashaan Dembele,

(22-9-2017) Kadib dhaawicii soo gaaray Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Ousmane Dembele kaas oo lasheegay in uu dhaawac dheer ...

Lionel Messi oo Hogaaminaya liiska Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka Spain

(22-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa Hogaanka u haya Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka ...

Alvaro Morata oo Fariin qoraaleed u qoray Xiddig Real Madrid ah muxuu u sheegey?

(22-9-2017) Weeraryahanka kooxda kubada Cagta Chelsea Alvaro Morata ayaa lacadeeyey in uu fariin qoraaleed u qoray mid ka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.