Monday, September 25th, 2017

Safka Rasmiga ah ee kulanka Manchester City iyo Liverpool

Published on September 9, 2017 by   ·   No Comments

(09-09-2017) Waxaa Goordhow bilaaban doona kulanka Xiisaha badan ee u dhexeeya kooxaha Manchester City iyo Liverpool kaas oo ku tirsan Horyaalka dalka England.

Cayaartaan oo bilaaban doonta Saacada Muqdisho Marka ay 2-30 daqiiqo ayaa ah Cayaar aad u adag.

Safka labada kooxood.

Manchester City XI: Ederson, Walker, Danilo, Otamendi, Stones, Mendy, Fernandinho, Silva, De Bruyne, Jesus, Aguero

Subs: Bravo, Gundogan, Mangala, Sane, Bernardo, Foden, Delph

11:30
Liverpool team is in!

Liverpool XI: Mignolet, Alexander-Arnold, Matip, Klavan, Moreno, Henderson, Wijnaldum, Can, Salah, Mane, Firmino

Subs: Karius, Lovren, Milner, Gomez, Sturridge, Oxlade-Chamberlain, Solanke.

 

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Paul Pogba oo lacadeeyey in uu u baahanyahay in qaliin lagu sameeyo

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa waxaa soo food saartay cabsi aad u badib markii ay soo ...

Real Madrid oo heshiis lagaartay Cayaaryahan kale oo cusub+Sawiro

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid oo Todobaadkaan mashquul ku ahayd Cayaratoy u Saxiixayey heshiisyo cusub ayaa Axadii ...

Magacyada iyo Sawirada 10 ka Cayaaryahan Premier League ee ugu Taageeraha badan barta Instagram?

(25-9-2017) Cayaartoyda Kubada cagta Caalamku sida dadka kale ee dunida ayey isticmaalaan baraha ka du duwan ee bulshada ...

Manchester United oo diyaar u ah in ay £155 kala soo baxdo Weeraryahankii ay ku lamaanin lahaayeen Romelu Lukaku

(25-9-2017) Kooxda kubada cagta Manchester United ee dalka England ayaa lasheegayaa in ay diyaar u yihiin in ay ...

Atletico Madrid oo shaacisay Nambarka uu Xiran doono Diego Costa?

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Atletico Madrid ayaa shaaca ka qaaday Nambarka uu Naadigaas u xiran doono Weeraryahanka dhawaan ...

Zinedine Zidane oo Xiligaan isticmaalay 21 Cayaaryahan oo kala duwan

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane oo Xiligaan uu u yahay mid aan qurux badnayd ilaa ...

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan magaca weyn leh ee Xiratay Nambarka loo yaqaan Nasiib laawaha Kubada cagta?

(24-9-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada shanta Cayaaryahan ee ah kuwa ugu Magaca weyn kubada ...

Mushaarka rasmiga ah ee uu Sanadkii qaato Neymar oo lashaaciyey?

(24-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta PSG ee Neymar ayaa lasheegayaa in uu qaato Mushaar aad uga badan kii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.