Tuesday, September 19th, 2017

Barcelona 00 17 bilood ka dib 4 dhibcood ka sara martay Real Madrid

Published on September 10, 2017 by   ·   No Comments

(10-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa markii koowaad 4 dhibcood kasara martay Naadiga Real Madrid 17 bilood kadib Waxaana ay xalay 5-0 kaga badiyeen Naadiga Espanyol. oo ay isku magaalo deganyihiin.

Bacelona oo 4 dhibcood kasara marta Real Madrid waxaa ugu danbeeyey Xili Cayaareedkii 15/16 Gaar ahaan April 9, 2016 Markaas oo Barcelona yeelatay 76 dhibcood halka ay Real Madrid lahayd Markaas 72 dhibcood.

Naadiga Barcelona ayaa hada 9 dhibcood ku hogaamineysa Horyaalka dalka Spain halka ay Real Madrid leedahay 5 dhibcood oo kaliya waana markii koowaad ee ay 4 dhibcood kasareeyaan Real Madrid 17 bilood kadib.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Arsene Wenger iyo Alex Ferguson oo caawa kulan Cayaareed markale isaga hor imaan doona Sabab?

(20-9-2017) Dunida kubada cagta Caalamka ayaa markale dib u Xasuusan doonta Caawa marka ay maqlaan Magacyada Macalimiintii mudada ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Bandhigii Barcelona iyo 4 Gool oo uu dhaliyey Lionel Messi

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Horyaalka Spain ee ay xalay ladheeleen ...

Cayaaryahan ay lahayd Juventus oo ku Geeriyoodey dalka Maraykanka?

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa shaacisay Geerida mid ka mid ah Cayaartoydeeda oo ku ...

Taageerayaasha Manchester United oo lagu dacweeyey hees ay u qaadaan Romelu Lukaku taas oo Tilmaameysa Xubintiisa Taranka

(20-9-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lagu eedeeyey in ay hees lagu tilmaamay anshax daro iyo ...

Jose Mourinho oo ku dhawaaqay Xiddiga ugu qoran Rigoore dhalinta Waa kuma?

(20-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahanka ugu qoran in uu ...

Marcel Desailly oo lagu Casuumay Finalkii Tartanka K/Cagta Djibouti Cup lana kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele+Sawiro

(20-9-2017) Kooxda ciiddamada gendermarie ee dalka Jabuuti ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee lo yaqaan Djibouti Cup ...

Mustaqbalka Edinson Cavani ee PSG oo mugdi galay kadib markii Neymar dalbaday in laga diro kooxda

(19-9-2017) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay dalka France ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka Braziil ee Neymar uu ...

Danny Welbeck oo lashaaciyey mudo uu Garoomada dhaawac uga maqnaan doono?

(19-9-2017) Kooxda kubada Cagta Arsenal ee dalka England ayaa shaacisay dhaawac soo gaaray Weeraryahankeeda Danny Welbeck kaas oo ka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.