Monday, September 25th, 2017

Cristiano Ronaldo oo u soo laabtay Real Madrid?

Published on September 10, 2017 by   ·   No Comments

(11-9-2017) Weeraryaahnka dalka Portugal iyo Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa waxaa soo dhaweynaya Cayaartoyda Kooxdiisa kadib 4 Kulan oo uu Ganaax kaga maqnaa Garoomada.

Cayaartoyda kala ah Marcos Llorente iyo Lucas Vazquez ayaa barahooda bulshada ku soo daabacay soo dhawoow Cristiano Waana ku faraxsanahay in aad soo gasho Garoomada adiga oo u Cayaaraya kooxdaada.

RonaCristianoldo ayaa kulankiisii koowaad Xili Cayaareedkaan u dheeli doonaan Real Madrid Gaar ahaan Cayaarta ay la dheeli doonaan APOEL Nicosia oo ay Arbacada isku haleeli doonaan koobka UEFA Champions League.oo dib u bilaaban doona iyada oo ay difaacaneyso kooxda uu u dheelo Ronaldo ee Real Madrid.

Xiriirka kubada cagta dalka Spain ayaa  RonaCristianoldo  Garoomada ka Ganaaxay shan Cayaarood oo uu qaatay 4 ka mid ah oo uu ka maqnaa kooxdiisa isaga oo dheeli doona Cayaarta Arbacada ee koobka  RonaCristianoldo hal kulan ayaana uga dhiman Ganaaxii horay loo saaray ee gudaha dalka Spain.

Ronaldo ayaa ka Caawin doona kooxdiisa dhibaatada Weerar la aan ee haysata kadib markii uu dhaawac soo gaaray Xiddiga dalka France ee Karim Benzemakaas oo laga saaray kulankii ay bareejada 1-1 ah lagaleen Naadiga Lefante sidoo kale Bale ayaa ah mid aan laysku halayn karayn.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Paul Pogba oo lacadeeyey in uu u baahanyahay in qaliin lagu sameeyo

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa waxaa soo food saartay cabsi aad u badib markii ay soo ...

Real Madrid oo heshiis lagaartay Cayaaryahan kale oo cusub+Sawiro

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid oo Todobaadkaan mashquul ku ahayd Cayaratoy u Saxiixayey heshiisyo cusub ayaa Axadii ...

Magacyada iyo Sawirada 10 ka Cayaaryahan Premier League ee ugu Taageeraha badan barta Instagram?

(25-9-2017) Cayaartoyda Kubada cagta Caalamku sida dadka kale ee dunida ayey isticmaalaan baraha ka du duwan ee bulshada ...

Manchester United oo diyaar u ah in ay £155 kala soo baxdo Weeraryahankii ay ku lamaanin lahaayeen Romelu Lukaku

(25-9-2017) Kooxda kubada cagta Manchester United ee dalka England ayaa lasheegayaa in ay diyaar u yihiin in ay ...

Atletico Madrid oo shaacisay Nambarka uu Xiran doono Diego Costa?

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Atletico Madrid ayaa shaaca ka qaaday Nambarka uu Naadigaas u xiran doono Weeraryahanka dhawaan ...

Zinedine Zidane oo Xiligaan isticmaalay 21 Cayaaryahan oo kala duwan

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane oo Xiligaan uu u yahay mid aan qurux badnayd ilaa ...

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan magaca weyn leh ee Xiratay Nambarka loo yaqaan Nasiib laawaha Kubada cagta?

(24-9-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada shanta Cayaaryahan ee ah kuwa ugu Magaca weyn kubada ...

Mushaarka rasmiga ah ee uu Sanadkii qaato Neymar oo lashaaciyey?

(24-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta PSG ee Neymar ayaa lasheegayaa in uu qaato Mushaar aad uga badan kii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.