Tuesday, September 19th, 2017

Jose Mouriho oo cadeeyey in uu laba isbadal ah Samayn doono kulanka Basle

Published on September 10, 2017 by   ·   No Comments

(10-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa Cadeeyey in uu samayn doono isbadal Cayaarta ay ladheeli doonaan Naadiga Basle ee ah koobka Horyaalada yurub.

Wargeyska  Manchester Evening News.ayaa daabacay in Macalin Jose Mourinho uu Garoonka ku soo bilaabi doono daafaca dalka Sweden ee  Victor Lindelof kaas oo aan qayb ka ahayn kulamadii ugu danbeeyey ee Manchester United Waxaana 23 Sano jirkaan uu dheeli doonaa kulankii koowaad ee Xili Cayaareedkaan.

Jose Mourinho ayaa sidoo kale sheegay in kulanka Champions League ee ay lacayaari doonaan Basle uu ku soo bilaaban doono daafaca dalka England ee Chris Smalling  kaas oo badalkiisa Cayaari doona daafaca Ganaaxa ku seegi doona Cayaartaan ee Phil Jones .

Manchester United ayaa Garoonka Old Trafford ku soo dhaweyn doonta kooxda Basle Talaadada Soo socota waana kulankii koowaad ee koobka Champions League Xili cayaaredkaan Cayaartaas oo ah mid aad u xiiso badan.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Bandhigii Barcelona iyo 4 Gool oo uu dhaliyey Lionel Messi

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Horyaalka Spain ee ay xalay ladheeleen ...

Cayaaryahan ay lahayd Juventus oo ku Geeriyoodey dalka Maraykanka?

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa shaacisay Geerida mid ka mid ah Cayaartoydeeda oo ku ...

Taageerayaasha Manchester United oo lagu dacweeyey hees ay u qaadaan Romelu Lukaku taas oo Tilmaameysa Xubintiisa Taranka

(20-9-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lagu eedeeyey in ay hees lagu tilmaamay anshax daro iyo ...

Jose Mourinho oo ku dhawaaqay Xiddiga ugu qoran Rigoore dhalinta Waa kuma?

(20-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahanka ugu qoran in uu ...

Marcel Desailly oo lagu Casuumay Finalkii Tartanka K/Cagta Djibouti Cup lana kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele+Sawiro

(20-9-2017) Kooxda ciiddamada gendermarie ee dalka Jabuuti ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee lo yaqaan Djibouti Cup ...

Mustaqbalka Edinson Cavani ee PSG oo mugdi galay kadib markii Neymar dalbaday in laga diro kooxda

(19-9-2017) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay dalka France ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka Braziil ee Neymar uu ...

Danny Welbeck oo lashaaciyey mudo uu Garoomada dhaawac uga maqnaan doono?

(19-9-2017) Kooxda kubada Cagta Arsenal ee dalka England ayaa shaacisay dhaawac soo gaaray Weeraryahankeeda Danny Welbeck kaas oo ka ...

Lionel Messi 11 Rigoore ayaan siiyey Neymar Xiligii lasoo dhaafay

(19-9-2017) Cayaaryahanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi.ayaa shaaca ka qaaday in uu siiyey 11 Rigoore Saaxiibkii Neymar Xili Cayaareedkii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.