Friday, September 22nd, 2017

Record: Qofkii ugu horeeyey ee dumar ah oo Taariikhda markii koowaad dhex dhexaadisay Kulan Horyaalka??

Published on September 10, 2017 by   ·   No Comments

(11-9-2017) Gabadha lagu Magacaabo Bibiana Steinhaus ayaa qabatay kulankeedii ee Horyaalka dalka Jarmalka Gaar ahaan kulankii xiisaha lahaa ee dhex maray kooxaha kala ah Hertha Berlin iyo Werder Bremen kaas oo dhacay Axadii lasoo dhaafay.

Ruuxaan haweenka ah ayaa Noqotey tii koowaad ee Taariikhda dhex dhexaadisa kula katirsan Horyaalka dalka Jarmalka waxaana kulankii ay qabatay uu ku dhamaaday bareejo 1-1 ah,

Gabadhaan lagu magacaabo Bibiana Steinhaus ayaa ah 38 Sano jir sidoo kale ka mid ah Ciidamada Booliska dalka Jarmalka waxaana ay ka mid ahayd Garsoorayaasha kubada Cagta dalkeeda tan iyo Sanadkii 1999 kii waxayna horay u dhex dhecaadisay in kabadan 80 Cayaarood oo ah Horyaalka heerka labaad ee Jarmalka aad ayaana loogu amaanay Cayaartii Taariikhiga ahayd ee ay qabatay Axadii lasoo dhaafay.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Daawo Sawirada Macalinka iyo Xiddigaha Man United oo diyaard qaas ahi u raacay Southampton

(23-9-2017) Macalinka Manchester United ku xigeenadiisa iyo Cayaartoyda Naadigaas ayaa diyaard qaas ah u raacay kulanka xiisaha badan ...

Wargeyska L’Équipe oo Marco Asensio u aqoonsaday Xiddiga ugu fiican Caalamka kuwa 21 ka Sano ka hooseeya

(23-9-2017) Wargeyska L'Équipe ee ka soo baxa dalka France ayaa abaal marin Gudoonsiiyey Cayaaryahanka Xulka Spain iyo Real ...

Liverpool iyo Man Utd oo ku dagaalamaya New Mbappe?

(23-9-2017) Kooxaha Horyaalka dalka England ee kala ah Liverpool iyo Manchester United ayaa isku haysta sida lacadeeyey Cayaaryahan ...

Daawo Sawirada Boqolaal Taageerayaasha Atletico Madrid ah oo sida geesiga u soo dhaweeyey Diego Costa

(22-9-2017) Boqolaal ka mid ah Taageerayaasha kooxda Atletico Madrid ayaa si diiran u soo dhaweeyey Weeraryahanka dalka Spain ...

Gonzalo Higuain haloo diro Todobaadyo dalxiis ah waayo waxba uma hayo Juventus?

(22-9-2017) Mid ka mid ah Cayaartoydii Caanka ahayd ee soo martay kooxda Juventus Fabrizio Ravanelli ayaa Weerar ku qaaday ...

Magacyada iyo Sawirada 7 Cayaaryahan oo Barcelona ku soo qaadan karto heshiiska Xorta ah si ay ugu badashaan Dembele,

(22-9-2017) Kadib dhaawicii soo gaaray Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Ousmane Dembele kaas oo lasheegay in uu dhaawac dheer ...

Lionel Messi oo Hogaaminaya liiska Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka Spain

(22-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa Hogaanka u haya Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka ...

Alvaro Morata oo Fariin qoraaleed u qoray Xiddig Real Madrid ah muxuu u sheegey?

(22-9-2017) Weeraryahanka kooxda kubada Cagta Chelsea Alvaro Morata ayaa lacadeeyey in uu fariin qoraaleed u qoray mid ka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.