Monday, November 20th, 2017

Waa kuma Garsooraha dhex dhexaadin doona kulanka Barcelona iyo Juventus?

Published on September 10, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(11-9-2017) Garsooraha reer Serbia ee Milorad Mazic ayaa hayn doona kulanka Roma-Atletico Madrid ee Salaasada, Halka ciyaarta Barcelona v Juventus ee Camp Nou ka dhacaysa uu dhex-dhexaadin doono garsooraha reer Slovenia ee Damir Skomina.

Skomina, oo dhashay August 5, 1976 – ilaa 2003 diina caalami ahaa, ayaa garsoore ka ahaa ciyaarta Barca sanadkii hore ay kaga badisay Borussia Monchengladbach iyo sidoo kale tii xili ciyaareedka 2015/16, ku dhex martay magaalada Manchester naadiga City.

Wuxuu dhex-dhexaadiye ka ahaa ciyaartii 2012 European Super Cup, taas oo kooxda Atletico ku karbaashtay Chelsea 4-1 iyo kulamo badan oo tartamo kala duwan ah, oo ay kamid yihiin, ciyaarihii Olambiga Beijing, Horyaalnimada Yurub ee 2012 kii iyo 2016 kii, iyo Koobka qaramada aduunka ama Confederations Cup sanadii 2017 ka.

Guud ahaan Kulamada Salaasada Iyo Garsoorayaasha Dhex-dhexaadin Doona:

 

– Group A:

Manchester Utd.-Basel – Ruddy Buquet (FRA)

Benfica-CSKA Moscow – Alberto Undiano Mallenco (ESP)

– Group B:

Bayern Munich-Anderlecht – Paolo Tagliavento (ITA)

Celtic-Paris SG – Daniele Orsato (ITA)

– Group C:

Chelsea-Qarabag – Anastasios Sidiropoulos (GRE)

Roma-Atletico Madrid – Milorad Mazic (SRB)

– Group D:

Barcelona-Juventus – Damir Skomina (SLO)

Olympiacos-Sporting – Viktor Kassai (HUN)

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Cristiano Ronaldo oo sadex Cayaaryahan iyo Macalin Zinedine Zidane Canbaareeyey

(20-11-2017) Weeraryahanka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa Weerar ku qaaday 3 ka mid ah Cayaartoyda ...

Sidee loo kala horeeyaa Gooldhalinta Horyaalka Premier League

(20-11-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal qaabka kala horeynta Gooldhalinta Horyaalka  Premier League dalka England Horyaalkaas oo ah kan ugu ...

Manchester United oo diyaar garoow u gashay Antoine Griezmann

(20-11-2017) Manchester United ayaa bartilmaameedka ugu weyn ka dhigan doonta weeraryahanka Atletico Madrid ee Antoine Griezmann marka uu ...

Liverpool oo si cad ugu sheegtay Daniel Sturridge in uu janaayo guri kale raadsado

(19-11-2017)Weeraryahanka Liverpool Daniel Sturridge ayaa lagu soo waramayaa inuu indhaha ku hayo inuu ka tago Anfield bisha Janaayo ...

Barcelona oo keentay qorshe ay Andre Gomes u adeegsanayso saxiixaMesut Ozil

(19-11-2017)Kooxda Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay sarre u qaaday doonisteedii ay ku dooneysay kubadsameeyaha Arsenal Mesut Ozil ...

Man City oo maanta warbixin caafimaad kasoo saartay dhaawaca John Stones

(19-11-2017)Macalinka Kooxda Manchester City Pep Guardiola ayaa aad  ugu xumaaday dhaawaca soo gaaray Cayaariyahan John Stones, kulankii ay shalay ...

Jose Mourinho oo qiimayn doona dalabka kooxda PSG iyo Man United fikir kale keenaysa

(19-11-2017)Wargeyska “Daily Star” ee dalka England ayaa wuxuu shaaca ka qaaday saacadihii lasoo dhaafay in macalinka ree Portugal ...

Ogaw Wax Walbo Oo Ku Aadan Kulanka Xiisaha Badan Ee Melbourne Iyo Degmada Waaberi

(19-11-2017) Kooxda kubbadda cagta Melbourne oo ah koox ka socota jaaliyada dalka Australia ayaa sababtidii lasoo dhaafay soo gaartay ...

Xiliga Rasmig ah ee ay bilaaban doonaan Cayaaraha Maamul Goboleedyada oo lashaaciyey?

(19-11-2017) War goordhow kasoo baxay Wasaarada Dhalinyada iyo isboortiga ee Dowlada Soomaaliya ayaa si cad loogu sheegay waqti ...

Mohamed Salah kuma sii daahi doono Garoonka Anfield Sabab?

(19-11-2017) Kadib bandhiga layaabka leh ee uu Garoonka Anfield ku soo bandhigay dhawaan galka dalka Masar ee Mohamed Salah ayaa ...

Paris Saint-Germain oo soo bandhigatay lacgat ay Mushaar ahaan usiin doonaan Jose Mourinho

(19-11-2017) Kooxda kubada Cagta Paris Saint-Germain ee dalka France ayaa soo bandhigtay lacagta ay Mushaar ahaan u siin doonaan ...

John Stones oo seegi doona kulanka Manchester United

(19-11-2017) Daafaca kooxda kubada Cagta Manchester City ee John Stones ayaa lasheegayaa in uu dhaawac kaga maqnaan doono kulanka ...

Goolkii Lorenzo Insigne oo keenay canbaareyn adeega VAR ah iyo muran xoogan oo kataagan

(19-11-2017) Kadib Goolkii uu Xalay AC Milan ka dhaliyey Cayaaryahanka dalka Talyaaniga ee Lorenzo Insigne ayaa waxaa ka dhsahay ...

Sergio Ramos oo qaliin lagu Samayn doono Weji Gashina xiran doona inta ka dhiman Xiligaan

(19-11-2017) Daafaca kooxda kubada Cgata Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa lacadeeyey in qaliin looga samayn doono Sanka ...

OGOW SABABTA RASMIGA AH EE SOOMAALIYA UGU QAYB GALEYN TARTANKA CECAFA 2017 KENYA:

(19-11-2017) Waxaa usbuucan soo baxay jadwalka tartan goboleedka CECAFA 2017kaasi ay ka qayb galaan wadamada bariga iyo bartamaha ...