Friday, September 22nd, 2017

Daawo Sawirada Tababarkii kooxda PSG ee kulanka Champions League

Published on September 11, 2017 by   ·   No Comments

(11-9-207) Kooxda kubada Cagta PSG ayaa Samaysay diyaar Garoow adag oo ay ku doonayaan in ay Guul kaga gaaraan Cayaarta Koobka Champions League ee ay lacayaari donaan kooxda Celtic.

Naadiga PSG ayaa waxaa u Cayaari doonaa kulankaan koobka Champions League labada cayaaryahan ee Caalamka oo dhan ugu qaalisan kuwaas oo kala ah Neymar, iyo Kylian Mbappe, Waxaa kaloo kooxdaan u cayaari doonaa daafacyada dalka Braziil ee lanasiyey Kulankii Horyaalka ee Dani Alves iyo Thiago Silva.

Neymar iyo Kylian Mbappe oo ku fadhiya aduun lacageed Gaaraya £364million ayaa kahortagi doona koox ku fadhisa lacag aad uga yar qiimaha ay PSG ku soo iibsatay labadaan Cayaaryahan waana Naadiga Celtic

PSG ayaa Gruub kula jirta kooxaha Celtic, Bayern Munich iyo Anderlecht. Waxayna doonayaan in Xiligaan ay ku Guuleystaan koobka Champions League kaas oo Maamulka kooxda dalka France u ah bartilmaameedka koowaad.

 

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Daawo Sawirada Macalinka iyo Xiddigaha Man United oo diyaard qaas ahi u raacay Southampton

(23-9-2017) Macalinka Manchester United ku xigeenadiisa iyo Cayaartoyda Naadigaas ayaa diyaard qaas ah u raacay kulanka xiisaha badan ...

Wargeyska L’Équipe oo Marco Asensio u aqoonsaday Xiddiga ugu fiican Caalamka kuwa 21 ka Sano ka hooseeya

(23-9-2017) Wargeyska L'Équipe ee ka soo baxa dalka France ayaa abaal marin Gudoonsiiyey Cayaaryahanka Xulka Spain iyo Real ...

Liverpool iyo Man Utd oo ku dagaalamaya New Mbappe?

(23-9-2017) Kooxaha Horyaalka dalka England ee kala ah Liverpool iyo Manchester United ayaa isku haysta sida lacadeeyey Cayaaryahan ...

Daawo Sawirada Boqolaal Taageerayaasha Atletico Madrid ah oo sida geesiga u soo dhaweeyey Diego Costa

(22-9-2017) Boqolaal ka mid ah Taageerayaasha kooxda Atletico Madrid ayaa si diiran u soo dhaweeyey Weeraryahanka dalka Spain ...

Gonzalo Higuain haloo diro Todobaadyo dalxiis ah waayo waxba uma hayo Juventus?

(22-9-2017) Mid ka mid ah Cayaartoydii Caanka ahayd ee soo martay kooxda Juventus Fabrizio Ravanelli ayaa Weerar ku qaaday ...

Magacyada iyo Sawirada 7 Cayaaryahan oo Barcelona ku soo qaadan karto heshiiska Xorta ah si ay ugu badashaan Dembele,

(22-9-2017) Kadib dhaawicii soo gaaray Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Ousmane Dembele kaas oo lasheegay in uu dhaawac dheer ...

Lionel Messi oo Hogaaminaya liiska Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka Spain

(22-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa Hogaanka u haya Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka ...

Alvaro Morata oo Fariin qoraaleed u qoray Xiddig Real Madrid ah muxuu u sheegey?

(22-9-2017) Weeraryahanka kooxda kubada Cagta Chelsea Alvaro Morata ayaa lacadeeyey in uu fariin qoraaleed u qoray mid ka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.