Thursday, January 18th, 2018

Frank de Boer oo Noqday Macalinkii ugu dhaqsiyaha badnaa ee laga Cayriyo Horyaalka Premier League+Sawiro

Published on September 11, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(11-9-2017) Kooxda kubada Cagta Crystal Palace ayaa shaqada ka Cayrisey Macalinkii dalka Holland ee Frank de Boer kaas oo Noqday Macalinkii waqtigii ugu gaabnaa Hogaamiya Naadi Horyaalka Premier League dalka England.

Frank de Boer ayaa kooxdaan Hogaaminayey 77 Maalmood oo kaliya waxaana uu dhigay Record Cusub oo ah in Naadiga uu Hogaamiyo ee Crystal Palace in uusan badin 4 Cayaarood ee u Horeysey ama laga wada badiyey iyaga oo aan hal Gool xitaa dhalin.

Maamulka kooxda Crystal Palace  ayaa Goordhow shaacisay in ay shaqadii ka Cayriyeen Macalinkoodii Frank de Boer iyaga oo sheegay in ay kaga mahadcelinayaa waqtigii gaabnaa ee uu lashaqeeyey kooxdooda Waxaana ay iclaamiyeen in badalkiisa ay u Magacaabi doonaan Macalinkii hore ee Xulka dalka England ee Roy Hodgson .

Macalimiintii ugu waqtiga Gaabnaa Horyaalka dalka England.

FEWEST GAMES IN PREMIER LEAGUE JOB

Frank De Boer (Crystal Palace, 2017) – 4 games

Les Reed (Charlton, 2006) – 7 games

Bob Bradley (Swansea, 2016) – 11 games

Jacques Santini (Tottenham, 2004) – 11 games

Sammy Lee (Bolton, 2007) – 11 games

 

HODGSON’S MANAGERIAL CV

1976–1980: Halmstad

1982: Bristol City

1982: Oddevold

1983–1984: Orebro

1985–1989: Malmö

1990–1992: Neuchâtel Xamax

1992–1995: Switzerland

1995–1997: Inter Milan

1997–1998: Blackburn Rovers

1999: Inter Milan (caretaker)

1999–2000: Grasshoppers

2000–2001: Copenhagen

2001: Udinese

2002–2004: United Arab Emirates

2004–2005: Viking

2006–2007: Finland

2007–2010: Fulham

2010–2011: Liverpool

2011–2012: West Bromwich Albion

2012–2016: England

2017: Crystal Palace

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Xiriirka UEFA oo baaritaan ku samaynaya Manchester United Sabab?

(18-1-2018) Xiriirka kubada Cagta qaarada yurub ee UEFA ayaa laxaqiijiyey in ay baartaan ku samayn doonaan Manchester United ...

Warbixin: Dhibka haysta Real Madrid iyo Cayaartoyda ay doonayaan?

(18-1-2018) Madaxweynaha Real Madrid, Florentino Perez waxa uu aaminsan yahay in wakhtigii BBC uu dhamaad ku dhow yahay, ...

Henrikh Mkhitaryan oo fariin Macasalaameys ah u diray Taageerayaasha Manchester United

(18-1-2018) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Manchester United Henrikh Mkhitaryan ayaa bartiisa bulshada ku soo qoray fariin uu ku ...

Dhamaan kooxaha Premier League Cayaartoyda ka tagtay iyo kuwa ay soo qaateen bishaan Janaayo

(18-1-2018) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal dhamaan kooxaha Horyaalka Premier League  dalka England Cayaartoyda ay qaateen bishaan Janaayo iyo ...

SHALAY MAANTA KU ILOW,MILYINEERKA CUSUB EE ENGLAND SANCHEZ LACAG IYO MAGAC AYUU DOONTAY:OGOW SIRTA?Sawiro

(18-1-2018) Alexis Sanchez ayaa caawa si rasmi ah ugu biiri doona kooxdiisa cusub ee Man United oo ah ...

Saadaaliyaha Cayaartoyda imaaneysa Man United Jesse Lingard oo sheegay in diyaarsaday qaabkii uu u Salaami lahaa Alexis Sanchez

(18-1-2018) Xiddiga kooxda kubada Cagta Manchester United Jesse Lingard ayaa bartiisa Instagram+ka soo dhigay hadalo uu ku muujinayo soo dhaweynta ...

Daawo Sawiradii ugu danbeeyey Alexis Sanchez oo ku sii jeeda Manchester United

(18-1-2018) Kadib maalmo badan oo la dhamayn waayey heshiiska Cayaaryahanka dalka Chile ee Alexis Sanchez ayaa hada waxaa lasheegayaa ...

Fariintii qiirada lahayd ee uu Garoomada ku Sagootiyey Ronaldinho?

(18-1-2018) Xiddigii hore ee xulka qaranka Brazil iyo kooxaha Barcelona, PSG iyo AC Milan ee Ronaldinho ayaa farriin ...

Heshiiska Alexis Sanchez oo lashaaciyey Xiliga uu dhacayo?

(18-1-2018) Kadib maalmo badan oo la dhamayn waayey heshiiska Cayaaryahanka dalka Chile ee Alexis Sanchez ayaa hada waxaa lasheegayaa ...

Cajiib! Taageereyaasha PSG Oo Cay U Miisay Neymar Markii Uu Dhaliyey Goolka 4aad

(18-1-2018) Neymar ayaa markii u horreysay taariikhdiisa casriga ah ee Yurub, waxa uu u dabbaal-degay afar gool oo ...

Nicolas Otamendi:Noloshaydii ayaa u hibeeyay kooxda Man City:

(18-1-2018) Nicolas Otamendi ayaa saxiixay heshiis cusub oo kooxda ku sii haynaya ilaa 2022, Otamendi oo Man City u ...

Neymar oo xalay wax lala yaabo ka dhigay horyaalka faransiiska Xili Edison Cavani uu Soo Qabtey Record-kii Zlatan Ibrahimovic+SAWIRRO

(18-1-2018) Edinson Cavani ayaa Noqonaya ciyaaryahanka ugu goolasha badan kooxda Paris Saint-Germain maadama uu xaley dhaliyey gool uu u baahnaa ...

Kooxda Barcelona oo laga jabiyay rikoorkii guul dara la,aanta xilli Kooxda Espanyol ay garaacday+SAWIRRO

(18-1-2018) ooxda Espanyol ayaa noqotay kooxdii ugu horaysay ee xili ciyaareedkan guuldaro u soo xambaarisay kooxda Valverde ee saddexda ...

Kooxda Chelsea oo Rigooreyaal uga Badisay Norwich xilli laba casaan ah kooxda la siiyay+SAWIRRO

(18-1-2018) Chelsea ayaa dhibaato wayn kala kulantay kooxda heerka labaad ee Norwich City iyada oo rekoodhayaal 5-3 ah ugu ...

Xiddig u dheela oo Maxkamadi Xukun ku riday Sabab?

(17-1-2018) Daafaca 25 jirka ah ee baasha midig uga ciyaara Liverpool ee Jon Flanagan ayaa lagu helay inuu ...