Friday, September 22nd, 2017

Jose Mourinho oo Weerar ku qaaday qaranka Belgium kadib dhaawicii soo gaaray Marouane Fellaini+Sawiro

Published on September 11, 2017 by   ·   No Comments

(11-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa weerar ku qaaday Xulka dalka Belgium-ka kadib dhaawicii soo gaaray Cayaaryahankiisa Marouane Fellaini kaas oo seegay kulankii ay Lacayaareen Stoke City kulankaas oo ku dhamaaday bareejo 2-2 ah.

Jose Mourinho oo kahadalayey shir Jaraa id ayaa sheegay in Cayaaryaahnkiisa  Marouane Fellaini uu ku soo laabtay Tababarka Naadiga isla Markaana uu u diyaar garoobayo Cayaarta koobka Horyaalada yurub ee ay ladheeli doonaan Basle balse dalka Belgium ay sameeyeen qalad markii ay dheelsiiyeen Xiddigaan oo dhaawac yar qaba.

Mourinho ayaa cadeeyey in Cayaaryahanka Marouane Fellaini uu u xushay kulanka  Champions League ee uu habeen danbe lacayaari doono kooxda Basle kulankaas oo ah mid aad u xiiso badan.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Daawo Sawirada Macalinka iyo Xiddigaha Man United oo diyaard qaas ahi u raacay Southampton

(23-9-2017) Macalinka Manchester United ku xigeenadiisa iyo Cayaartoyda Naadigaas ayaa diyaard qaas ah u raacay kulanka xiisaha badan ...

Wargeyska L’Équipe oo Marco Asensio u aqoonsaday Xiddiga ugu fiican Caalamka kuwa 21 ka Sano ka hooseeya

(23-9-2017) Wargeyska L'Équipe ee ka soo baxa dalka France ayaa abaal marin Gudoonsiiyey Cayaaryahanka Xulka Spain iyo Real ...

Liverpool iyo Man Utd oo ku dagaalamaya New Mbappe?

(23-9-2017) Kooxaha Horyaalka dalka England ee kala ah Liverpool iyo Manchester United ayaa isku haysta sida lacadeeyey Cayaaryahan ...

Daawo Sawirada Boqolaal Taageerayaasha Atletico Madrid ah oo sida geesiga u soo dhaweeyey Diego Costa

(22-9-2017) Boqolaal ka mid ah Taageerayaasha kooxda Atletico Madrid ayaa si diiran u soo dhaweeyey Weeraryahanka dalka Spain ...

Gonzalo Higuain haloo diro Todobaadyo dalxiis ah waayo waxba uma hayo Juventus?

(22-9-2017) Mid ka mid ah Cayaartoydii Caanka ahayd ee soo martay kooxda Juventus Fabrizio Ravanelli ayaa Weerar ku qaaday ...

Magacyada iyo Sawirada 7 Cayaaryahan oo Barcelona ku soo qaadan karto heshiiska Xorta ah si ay ugu badashaan Dembele,

(22-9-2017) Kadib dhaawicii soo gaaray Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Ousmane Dembele kaas oo lasheegay in uu dhaawac dheer ...

Lionel Messi oo Hogaaminaya liiska Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka Spain

(22-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa Hogaanka u haya Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka ...

Alvaro Morata oo Fariin qoraaleed u qoray Xiddig Real Madrid ah muxuu u sheegey?

(22-9-2017) Weeraryahanka kooxda kubada Cagta Chelsea Alvaro Morata ayaa lacadeeyey in uu fariin qoraaleed u qoray mid ka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.