Friday, September 22nd, 2017

Madaxweyne Kim Jong-un oo u hanjabay kooxaha Premier League+Sawiro

Published on September 11, 2017 by   ·   No Comments

(12-9-2017) Madaxweynaha kaligii taliyaha ah ee Waqooyiga kuuriya Kim Jong-un ayaa lasheegayaa in uu Hajabaad dadban u gudbiyey kooxaha kubada cagta ee ka Cayaara Horyaalka Caalamka loogu jecelyahay ee Premier League dalka England.

Nin katirsan aqalka Baarlamaanka dalka Talyaaniga Antonio Razzi isla markaana ah Saaxiibka koowaad ee Madaxweyne Kim Jong-un ayaa sheegay in Maalin ay ku sheekeysteen sheeko qaas ahayd oo ku saabsan kubada cagta uu u sheegay in uu aad u Taageero Naadiga Manchester United isal marlaana uu ku Raaxesto markasta oo ay dheelayaan isla Markaana uu Jaanis u helo.

Antonio Razzi ayaa intaa ku daray in uu hadal kaftan u Muuqady kuyiri Madaxweyne Kim Jong-un Premier League aad ayaan u daawada waxaanse jeclaan lahaa in arko Cayaaryahan Waqooyiga Kuuriya ah oo ka Cayaaraya Hporyaalkaas hadii kooxaha England qaadan waayaana uu u adeegsan doono hubka Wax gumaada ee Nukliyeeraka sida uu hadalka u dhigay.

Kim Jong-un ayaa ah Madaxweyne kaligii taliye ah oo dila qofkasta oo amarkiisa ka hortimaada waxaana uu haystaa sida lagu Tuhmayo hubka Wax Gumaada ee Nukliyeerka kaas oo uu ku qal qal geliyo dunida oo dhan.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Daawo Sawirada Macalinka iyo Xiddigaha Man United oo diyaard qaas ahi u raacay Southampton

(23-9-2017) Macalinka Manchester United ku xigeenadiisa iyo Cayaartoyda Naadigaas ayaa diyaard qaas ah u raacay kulanka xiisaha badan ...

Wargeyska L’Équipe oo Marco Asensio u aqoonsaday Xiddiga ugu fiican Caalamka kuwa 21 ka Sano ka hooseeya

(23-9-2017) Wargeyska L'Équipe ee ka soo baxa dalka France ayaa abaal marin Gudoonsiiyey Cayaaryahanka Xulka Spain iyo Real ...

Liverpool iyo Man Utd oo ku dagaalamaya New Mbappe?

(23-9-2017) Kooxaha Horyaalka dalka England ee kala ah Liverpool iyo Manchester United ayaa isku haysta sida lacadeeyey Cayaaryahan ...

Daawo Sawirada Boqolaal Taageerayaasha Atletico Madrid ah oo sida geesiga u soo dhaweeyey Diego Costa

(22-9-2017) Boqolaal ka mid ah Taageerayaasha kooxda Atletico Madrid ayaa si diiran u soo dhaweeyey Weeraryahanka dalka Spain ...

Gonzalo Higuain haloo diro Todobaadyo dalxiis ah waayo waxba uma hayo Juventus?

(22-9-2017) Mid ka mid ah Cayaartoydii Caanka ahayd ee soo martay kooxda Juventus Fabrizio Ravanelli ayaa Weerar ku qaaday ...

Magacyada iyo Sawirada 7 Cayaaryahan oo Barcelona ku soo qaadan karto heshiiska Xorta ah si ay ugu badashaan Dembele,

(22-9-2017) Kadib dhaawicii soo gaaray Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Ousmane Dembele kaas oo lasheegay in uu dhaawac dheer ...

Lionel Messi oo Hogaaminaya liiska Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka Spain

(22-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa Hogaanka u haya Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka ...

Alvaro Morata oo Fariin qoraaleed u qoray Xiddig Real Madrid ah muxuu u sheegey?

(22-9-2017) Weeraryahanka kooxda kubada Cagta Chelsea Alvaro Morata ayaa lacadeeyey in uu fariin qoraaleed u qoray mid ka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.