Saturday, November 18th, 2017

Manchester City oo Hogaamineysa Liiska Kooxaha Kubada cagta ee Caalamka ugu qaalisan

Published on September 11, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(12-9-2017) Naadiga Manchester City ayaa koox ahaan noqotay ta ugu qaalisan, marka la eego qiimaha ay ku taagan yihiin laacibiinta ay lacagta badan ka bixisay ee is dul buuxa.

Daraasad ay samaysay CIES Football Observatory ayaa lagu ogaaday in ciyaartooyada u safta Man City qiimaha ay ku joogaan uu yahay 775 milyan oo Gini, waxaana ku soo xigta oo 3 milyan ka hoosaysa PSG oo lacag badan suuqa gelisay.

Manchester United ayaa kaalinta saddexaad ku jirta, waxaanay ciyaartooyadeeda ku baxday lacag dhan 712 milyan oo Gini, waxaanay samaysay sare u kac 66 milyan oo Gini ah, laakiin kaalinta koowaad oo ay ku jirtay waxa kala baxday City oo suuqa gelisay lacag badan iyo PSG oo Neymar oo kaliya ka bixisay 200 milyan oo Gini.

Daraasaddan oo CIES ay ka samaysay shanta horyaal ee ugu waaweyn ee England, France, Germany iyo Spain, waxa tobanka kooxood ee ugu sarreeya qiimaha ay ciyaartoygeedu ku joogaan ay kala yihiin sidan:

Xaddiga lacagta ay kooxuhu ku bixiyeen ciyaartooyo

Magaca kooxda               Waddanka ay ka dhisan tahay   Milyan Euro

Manchester City               England                853

Paris St-Germain              France  850

Manchester United        England                784

Chelsea                England                644

Barcelona            Spain     628

Real Madrid        Spain     497

Juventus              Italy       470

Liverpool             England                437

Arsenal England                416

Tottenham         England                361

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Safka rasmiga ay ee ay garoonka kusoo geli doonaan Manchester United iyo Newcastle United

(18-11-2017) Waxaa lasoo saaray liiska Cayaartoyda ay Garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood ee kala ah Manchester ...

FT: Leganes 0-3 Barcelona+Sawiro

(18-11-2017) Goool Paulinho Luis Suarez Luis Suarez Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Calaamka oo ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Leganes: Cuellar, Gabriel, ...

FT: West Bromwich Albion 0-4 Chelsea+Sawiro

(18-11-2017) Goooool Hazard. 2 Alonso Alvaro Morata Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Calaamka oo ka dhacaysa. Safka labada kooxood. West Brom: Foster, McAuley, ...

FT: Liverpool 3-0 Southampton

(18-11-2017) Gooool Coutinho, Mohamed Salah Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Calaamka oo ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Liverpool: Mignolet, Alexander-Arnold, Klavan, Lovren, Moreno, Coutinho, ...

FT: Leicester City 0-2 Manchester City

(18-11-2017) Gooool Kevin de Bruyne  Gabriel Jesus Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Calaamka oo ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Leicester: Schmeichel, Simpson, Morgan, ...

Magacyada iyo Sawirada 6 da Cayaaryahan ee in kabadan shan boqol Gool u dhalisay kooxaha ay u Cayaareen

(18-11-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada 6 da Cayaaryahan ee dhalisay shan boqol oo Gool ...

FT: Arsenal 2-0 Tottenham+Sawiro

(18-11-2017) Gooool Alexis Sanchez (Mustafi) Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Arsenal: Cech, Koscielny, Mustafi, Monreal, Bellerin, Ramsey, Xhaka, Kolasinac, ...

Heegan oo ku guuleysatay horyaalka kubadda Koleyga 2017-18

(18-11-2017) Kooxda kubadda koleyga ee Heegan ayaa hanatay horyaalka heerka koowaad ee kubadda koleyga kadib markii ay ka ...

Gianluigi Donnarumma” Qoyskeygu wuxuu Taageeraa kooxda Napoli

(18-11-2017) Goolahayaha kooxda kubada Cagta AC Milan Gianluigi Donnarumma ayaa shaaca ka qaaday in qoyskiisu Taageeraan Naadiga Napoli kooxdaas ...

Hulk oo kusoo fool leh Premier League iyo Arsenal oo ku horeyso(18-11-2017)

(18-11-2017)Weeraryahanka reer Brazil Hulk ayaa sheegay in uu jecelyahay ka ciyaarista horyaalka Premier league inkasta oo aan la ...

Emra Can oo bilaabay in uu kasoo hor jeesto qorshe uu heshiiis cusub looga saxiixi lahaa

(18-11-2017)Kooxda Juventus madaxeeda dhinaca ciyaaraha Beppe Marotta ayaa xaqiijiyay in Bianconeri ay sameysay dalab xooggan oo ay gaarsiisay ...

Joel Matip oo mashaqada kusii huriyay kooxda Liverpool dhaawac ayaa soo gaaray

(18-11-2017)Kooxda Liverpool ayay dhirbaaxo xun ku dhacday saacado ka hor kulanka ay maanta ku soo dhawayn doonaan garoonka ...

Waxa dhex maray Jose Mourinho iyo Gareth Bale oo la ogaaday

(18-11-2017)Tababaraha ree Portugal ee kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa wali u muuqda mid diidan heshiiska uu ku ...

Cristiano Ronaldo Oo Magacaabay Qofka Sababta U Ah Dhibaatada Haysata

(18-11-2017) Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo oo ay haysato abaar goolal la’aan ah ayaa ka hadlay halka ...

Waakuma bartilmaameedka koowaad ee Manchester United bisha Janaayo?

(18-11-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa soo saaray Magaca Xiddiga u ah bartilmaameedka koowaad ...