Friday, September 22nd, 2017

Ousmane Dembele oo lagu soo bilaabi doono Kulanka Juventus iyo Barcelona

Published on September 11, 2017 by   ·   No Comments

(12-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa shaacisay in kulanka ay ladheeli doonaan Juventus lagu soo bilaabi doono Cayaaryaahnka dhawaan ay soo qaateen ee Ousmane Dembele kaas oo dheeli doona kulankiisii koowaad ee uu soo galo qaybta hore.

Macalinka cusub ee Barcelona Ernesto Valverde ayaa cadeeyey in Xiddiga Ousmane Dembele uu ku soo bilaaban doono Cayaarta koobka Horyaalada yurub ee ay Garoonkooda ku marti gelin doonaan Juventus waxaana uu Noqon doonaa kulankiisii koowaad ee Cayaar lagu soo bilaabo.

Ousmane Dembele ayaa Barcelona ku soo biirey Xiligaan markii ay  Borussia Dortmund  kaga soo iibsadeen aduun lacageed gaaraya €135m waxayna u soo qaateen badalka Neymar oo ku biirey Naadiga PSG ee dalka France.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Daawo Sawirada Macalinka iyo Xiddigaha Man United oo diyaard qaas ahi u raacay Southampton

(23-9-2017) Macalinka Manchester United ku xigeenadiisa iyo Cayaartoyda Naadigaas ayaa diyaard qaas ah u raacay kulanka xiisaha badan ...

Wargeyska L’Équipe oo Marco Asensio u aqoonsaday Xiddiga ugu fiican Caalamka kuwa 21 ka Sano ka hooseeya

(23-9-2017) Wargeyska L'Équipe ee ka soo baxa dalka France ayaa abaal marin Gudoonsiiyey Cayaaryahanka Xulka Spain iyo Real ...

Liverpool iyo Man Utd oo ku dagaalamaya New Mbappe?

(23-9-2017) Kooxaha Horyaalka dalka England ee kala ah Liverpool iyo Manchester United ayaa isku haysta sida lacadeeyey Cayaaryahan ...

Daawo Sawirada Boqolaal Taageerayaasha Atletico Madrid ah oo sida geesiga u soo dhaweeyey Diego Costa

(22-9-2017) Boqolaal ka mid ah Taageerayaasha kooxda Atletico Madrid ayaa si diiran u soo dhaweeyey Weeraryahanka dalka Spain ...

Gonzalo Higuain haloo diro Todobaadyo dalxiis ah waayo waxba uma hayo Juventus?

(22-9-2017) Mid ka mid ah Cayaartoydii Caanka ahayd ee soo martay kooxda Juventus Fabrizio Ravanelli ayaa Weerar ku qaaday ...

Magacyada iyo Sawirada 7 Cayaaryahan oo Barcelona ku soo qaadan karto heshiiska Xorta ah si ay ugu badashaan Dembele,

(22-9-2017) Kadib dhaawicii soo gaaray Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Ousmane Dembele kaas oo lasheegay in uu dhaawac dheer ...

Lionel Messi oo Hogaaminaya liiska Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka Spain

(22-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa Hogaanka u haya Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka ...

Alvaro Morata oo Fariin qoraaleed u qoray Xiddig Real Madrid ah muxuu u sheegey?

(22-9-2017) Weeraryahanka kooxda kubada Cagta Chelsea Alvaro Morata ayaa lacadeeyey in uu fariin qoraaleed u qoray mid ka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.