Friday, September 22nd, 2017

Sadio Mane Ma Soo Laaban Doonaa Mise?

Published on September 11, 2017 by   ·   No Comments

(11-9-2017) Toddobaadkan waxa socday muran khilaaf sababay oo uu Mane kaga baxay garoonkii Man City ee Etihad.

Jurgen Klopp ayaa sheegay in ay aheyd shil Mane na aanu arkeyn gool wadaha Manchester City, Ederson markii ay isku dhaceen laakiin uu isku dayayay in uu boobo kubada. Laakiin ku soo celiskii muuqaalka iyo sawiro ayaa cadeeyay in Mane uu lugta ka saaray wajiga Ederson.

Ederson ayaa muddo siddeed daqiiqadood ah garoonka dhex jiifay oo lagu dawanayay ka hor intii aan loo qaadin xarunta adeegga caafimaadka ciyaartooyga ee Man City ee qiimaheedu yahay 60-ka milyan oo ku taalla garoonka agtiisa.

Go’aanka uu garsoore Mason casaanka ku siiyey Mane ayaa wali laga doodayaa kaas oo kor iyo hoos ba loo dhigayo, halyaygii Manchester United ee dhanka daafaca ee Gary Neville ayaa yidhi “waxay aheyd shil” halka uu daafacii hore Liverpool Jamie Carragher uu yidhi “waxa ay aheyd kaadh casaana ah oo cad waxayna aheyd ula kac”.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Daawo Sawirada Macalinka iyo Xiddigaha Man United oo diyaard qaas ahi u raacay Southampton

(23-9-2017) Macalinka Manchester United ku xigeenadiisa iyo Cayaartoyda Naadigaas ayaa diyaard qaas ah u raacay kulanka xiisaha badan ...

Wargeyska L’Équipe oo Marco Asensio u aqoonsaday Xiddiga ugu fiican Caalamka kuwa 21 ka Sano ka hooseeya

(23-9-2017) Wargeyska L'Équipe ee ka soo baxa dalka France ayaa abaal marin Gudoonsiiyey Cayaaryahanka Xulka Spain iyo Real ...

Liverpool iyo Man Utd oo ku dagaalamaya New Mbappe?

(23-9-2017) Kooxaha Horyaalka dalka England ee kala ah Liverpool iyo Manchester United ayaa isku haysta sida lacadeeyey Cayaaryahan ...

Daawo Sawirada Boqolaal Taageerayaasha Atletico Madrid ah oo sida geesiga u soo dhaweeyey Diego Costa

(22-9-2017) Boqolaal ka mid ah Taageerayaasha kooxda Atletico Madrid ayaa si diiran u soo dhaweeyey Weeraryahanka dalka Spain ...

Gonzalo Higuain haloo diro Todobaadyo dalxiis ah waayo waxba uma hayo Juventus?

(22-9-2017) Mid ka mid ah Cayaartoydii Caanka ahayd ee soo martay kooxda Juventus Fabrizio Ravanelli ayaa Weerar ku qaaday ...

Magacyada iyo Sawirada 7 Cayaaryahan oo Barcelona ku soo qaadan karto heshiiska Xorta ah si ay ugu badashaan Dembele,

(22-9-2017) Kadib dhaawicii soo gaaray Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Ousmane Dembele kaas oo lasheegay in uu dhaawac dheer ...

Lionel Messi oo Hogaaminaya liiska Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka Spain

(22-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa Hogaanka u haya Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka ...

Alvaro Morata oo Fariin qoraaleed u qoray Xiddig Real Madrid ah muxuu u sheegey?

(22-9-2017) Weeraryahanka kooxda kubada Cagta Chelsea Alvaro Morata ayaa lacadeeyey in uu fariin qoraaleed u qoray mid ka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.