Friday, September 22nd, 2017

Gareth Bale muxuu Samayn doonaa hadii uu Gool ka dhaliyo Tottenham?

Published on September 12, 2017 by   ·   No Comments

(12-9-2017) Cayaryaahnkii hore ee kooxda kubaad Cagta Tottenham Gareth Bale ayaa shaaca ka qaaday in uu u dabaal dagi kuna farxi doono hadii uu Gool ka dhaliyo Naadigiisii hore ee Tottenham marka ay wada dheelaan kulanka koobka Horyaalada yurub.

Gareth Bale oo 28 Sano jir ah ayaa kooxda Real Madrid ku biirey Sanadkii 2013 Markii ay Tottenham kaga iibsadeen lacagtii ugu badnayd ee abid lagu iibsado Cayaaryahan Kubada cagta ah.

Kooxaha Real Madrid iyo Tottenham ayaa isku soo beegmay Wareega Gruubyada ee koobka Champions League xiligaan Waxaana uu Bale ka hor imaan doonaa kooxdiisii hore ee Tottenham marka lagaaro 17 ka bisha October Cayaartaas oo uu balan qaaday in uu dabaal dagi doono hadii uu Gool ka dhaliyo.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Daawo Sawirada Macalinka iyo Xiddigaha Man United oo diyaard qaas ahi u raacay Southampton

(23-9-2017) Macalinka Manchester United ku xigeenadiisa iyo Cayaartoyda Naadigaas ayaa diyaard qaas ah u raacay kulanka xiisaha badan ...

Wargeyska L’Équipe oo Marco Asensio u aqoonsaday Xiddiga ugu fiican Caalamka kuwa 21 ka Sano ka hooseeya

(23-9-2017) Wargeyska L'Équipe ee ka soo baxa dalka France ayaa abaal marin Gudoonsiiyey Cayaaryahanka Xulka Spain iyo Real ...

Liverpool iyo Man Utd oo ku dagaalamaya New Mbappe?

(23-9-2017) Kooxaha Horyaalka dalka England ee kala ah Liverpool iyo Manchester United ayaa isku haysta sida lacadeeyey Cayaaryahan ...

Daawo Sawirada Boqolaal Taageerayaasha Atletico Madrid ah oo sida geesiga u soo dhaweeyey Diego Costa

(22-9-2017) Boqolaal ka mid ah Taageerayaasha kooxda Atletico Madrid ayaa si diiran u soo dhaweeyey Weeraryahanka dalka Spain ...

Gonzalo Higuain haloo diro Todobaadyo dalxiis ah waayo waxba uma hayo Juventus?

(22-9-2017) Mid ka mid ah Cayaartoydii Caanka ahayd ee soo martay kooxda Juventus Fabrizio Ravanelli ayaa Weerar ku qaaday ...

Magacyada iyo Sawirada 7 Cayaaryahan oo Barcelona ku soo qaadan karto heshiiska Xorta ah si ay ugu badashaan Dembele,

(22-9-2017) Kadib dhaawicii soo gaaray Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Ousmane Dembele kaas oo lasheegay in uu dhaawac dheer ...

Lionel Messi oo Hogaaminaya liiska Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka Spain

(22-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa Hogaanka u haya Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka ...

Alvaro Morata oo Fariin qoraaleed u qoray Xiddig Real Madrid ah muxuu u sheegey?

(22-9-2017) Weeraryahanka kooxda kubada Cagta Chelsea Alvaro Morata ayaa lacadeeyey in uu fariin qoraaleed u qoray mid ka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.