Friday, September 22nd, 2017

Koobka Champions League oo Caawa bilaabanaya iyo Kulamada Xiisaha leh ee la Cayaari doono?

Published on September 12, 2017 by   ·   No Comments

(12-9-2017) Waxaa Caawa sirasmi ah u bilaaban doona Koobka Xiisaha badan ee UEFA Champions League Xili Cayaareedka 2017-2018 waxaana ladheeli doonaa kulamo aad u xiiso badan.

Koobka Champions League Waxaa difaacaneysa Real Madrid oo xiligii lasoo dhaafay si Xarago leh kaga qaaday Juventus oo Talyaani ah waxayna doonayaan in ay diaacdaan Markii 3 ee Xiriir ah.

Kulamada Xiisaha leh ee Caawa?

September 12
9:45 Benfica vs CSKA Moscow
09:45 Manchester United vs Basel
September 12
09:45 Bayern Munich vs Anderlecht
09:45 Celtic vs Paris Saint Germain
September 12
09:45 Chelsea vs Qarabag FK
09:45 Roma vs Atletico Madrid
September 12
09:45 Barcelona vs Juventus
09:45 Olympiacos vs Sporting CP
99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Daawo Sawirada Macalinka iyo Xiddigaha Man United oo diyaard qaas ahi u raacay Southampton

(23-9-2017) Macalinka Manchester United ku xigeenadiisa iyo Cayaartoyda Naadigaas ayaa diyaard qaas ah u raacay kulanka xiisaha badan ...

Wargeyska L’Équipe oo Marco Asensio u aqoonsaday Xiddiga ugu fiican Caalamka kuwa 21 ka Sano ka hooseeya

(23-9-2017) Wargeyska L'Équipe ee ka soo baxa dalka France ayaa abaal marin Gudoonsiiyey Cayaaryahanka Xulka Spain iyo Real ...

Liverpool iyo Man Utd oo ku dagaalamaya New Mbappe?

(23-9-2017) Kooxaha Horyaalka dalka England ee kala ah Liverpool iyo Manchester United ayaa isku haysta sida lacadeeyey Cayaaryahan ...

Daawo Sawirada Boqolaal Taageerayaasha Atletico Madrid ah oo sida geesiga u soo dhaweeyey Diego Costa

(22-9-2017) Boqolaal ka mid ah Taageerayaasha kooxda Atletico Madrid ayaa si diiran u soo dhaweeyey Weeraryahanka dalka Spain ...

Gonzalo Higuain haloo diro Todobaadyo dalxiis ah waayo waxba uma hayo Juventus?

(22-9-2017) Mid ka mid ah Cayaartoydii Caanka ahayd ee soo martay kooxda Juventus Fabrizio Ravanelli ayaa Weerar ku qaaday ...

Magacyada iyo Sawirada 7 Cayaaryahan oo Barcelona ku soo qaadan karto heshiiska Xorta ah si ay ugu badashaan Dembele,

(22-9-2017) Kadib dhaawicii soo gaaray Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Ousmane Dembele kaas oo lasheegay in uu dhaawac dheer ...

Lionel Messi oo Hogaaminaya liiska Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka Spain

(22-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa Hogaanka u haya Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka ...

Alvaro Morata oo Fariin qoraaleed u qoray Xiddig Real Madrid ah muxuu u sheegey?

(22-9-2017) Weeraryahanka kooxda kubada Cagta Chelsea Alvaro Morata ayaa lacadeeyey in uu fariin qoraaleed u qoray mid ka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.