Friday, September 22nd, 2017

Magacyada 7 Cayaaryahan oo isku diyaarineysa in ay Real Madrid u saftaan kulankii koowaad ee Champions League

Published on September 12, 2017 by   ·   No Comments

(12-9-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid oo isku diyaarineysa in ay dheesho Kulankii koowaad ee koonka UEFA Champions League ayaa waxaa jira 7 Cayaaryahan oo isku diyaarineysa Cayaartoydii koowaad ee Champions League ah kuwaas oo aan weligood u dheelin Naadiga dalka Spain koobkaan.

Real Madrid oo difaacaneysa koobka Champions League ayaa habeen dambe lacayaari doonta Naadiga APOEL Waxaana jirta in Macalin Zidane uu liiskiisa ku soo daray Cayaartoy da.yar oo aan weligood u Cayaarin Kooxdaan koobka Horyaalada yurub.

Cayaartoyda Real Madrid ee kulankoodii koowaad isku diyaarineysa in ay u dheelaan ayaa kala ah Dani Ceballos, Theo Hernandez, Jesus Vallejo, Marcos Llorente, Achraf Hakimi, Luca Zidane iyo Borja Mayoral kuwaas oo aan marna Madrid Garoonka u soo gelin koobka Champions League.

 

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Daawo Sawirada Macalinka iyo Xiddigaha Man United oo diyaard qaas ahi u raacay Southampton

(23-9-2017) Macalinka Manchester United ku xigeenadiisa iyo Cayaartoyda Naadigaas ayaa diyaard qaas ah u raacay kulanka xiisaha badan ...

Wargeyska L’Équipe oo Marco Asensio u aqoonsaday Xiddiga ugu fiican Caalamka kuwa 21 ka Sano ka hooseeya

(23-9-2017) Wargeyska L'Équipe ee ka soo baxa dalka France ayaa abaal marin Gudoonsiiyey Cayaaryahanka Xulka Spain iyo Real ...

Liverpool iyo Man Utd oo ku dagaalamaya New Mbappe?

(23-9-2017) Kooxaha Horyaalka dalka England ee kala ah Liverpool iyo Manchester United ayaa isku haysta sida lacadeeyey Cayaaryahan ...

Daawo Sawirada Boqolaal Taageerayaasha Atletico Madrid ah oo sida geesiga u soo dhaweeyey Diego Costa

(22-9-2017) Boqolaal ka mid ah Taageerayaasha kooxda Atletico Madrid ayaa si diiran u soo dhaweeyey Weeraryahanka dalka Spain ...

Gonzalo Higuain haloo diro Todobaadyo dalxiis ah waayo waxba uma hayo Juventus?

(22-9-2017) Mid ka mid ah Cayaartoydii Caanka ahayd ee soo martay kooxda Juventus Fabrizio Ravanelli ayaa Weerar ku qaaday ...

Magacyada iyo Sawirada 7 Cayaaryahan oo Barcelona ku soo qaadan karto heshiiska Xorta ah si ay ugu badashaan Dembele,

(22-9-2017) Kadib dhaawicii soo gaaray Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Ousmane Dembele kaas oo lasheegay in uu dhaawac dheer ...

Lionel Messi oo Hogaaminaya liiska Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka Spain

(22-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa Hogaanka u haya Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka ...

Alvaro Morata oo Fariin qoraaleed u qoray Xiddig Real Madrid ah muxuu u sheegey?

(22-9-2017) Weeraryahanka kooxda kubada Cagta Chelsea Alvaro Morata ayaa lacadeeyey in uu fariin qoraaleed u qoray mid ka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.