Friday, September 22nd, 2017

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee Noqotey kan ugu fiican markii laga badalay booskii uu ka dheelayey

Published on September 12, 2017 by   ·   No Comments

(12-9-2017) Waxaa jira cayaartoy caan ah oo dheesha kubada cagta oo laga badalay booskii ay Caadiyan ka Cayaarayeen markii ay ku iicnaan waayeen loona badalay boos kale kaas oo ay ku noqdeen kan ugu fiican ee ka dheela.

Hadaba waxaa idiin soo gudbineynaa Magacyada shantii cayaaryahan ee ugu fiicneyd ee boos laga badalo kuna soo baxay booskii loo badalay?

5. Ruud Gullit –Retired   khad dhexe-weerar

4. Victor Moses –Chelsea Garab-daafac

3. Gareth Barry –West Brom Daafac Garab-khad dhexe

2. Gareth Bale –Real Madrid Daafac garab bidix-Garab Weerar

1. Javier Mascherano –Barcelona Khad dhexe-daafa dhexe

 

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Wargeyska L’Équipe oo Marco Asensio u aqoonsaday Xiddiga ugu fiican Caalamka kuwa 21 ka Sano ka hooseeya

(23-9-2017) Wargeyska L'Équipe ee ka soo baxa dalka France ayaa abaal marin Gudoonsiiyey Cayaaryahanka Xulka Spain iyo Real ...

Liverpool iyo Man Utd oo ku dagaalamaya New Mbappe?

(23-9-2017) Kooxaha Horyaalka dalka England ee kala ah Liverpool iyo Manchester United ayaa isku haysta sida lacadeeyey Cayaaryahan ...

Daawo Sawirada Boqolaal Taageerayaasha Atletico Madrid ah oo sida geesiga u soo dhaweeyey Diego Costa

(22-9-2017) Boqolaal ka mid ah Taageerayaasha kooxda Atletico Madrid ayaa si diiran u soo dhaweeyey Weeraryahanka dalka Spain ...

Gonzalo Higuain haloo diro Todobaadyo dalxiis ah waayo waxba uma hayo Juventus?

(22-9-2017) Mid ka mid ah Cayaartoydii Caanka ahayd ee soo martay kooxda Juventus Fabrizio Ravanelli ayaa Weerar ku qaaday ...

Magacyada iyo Sawirada 7 Cayaaryahan oo Barcelona ku soo qaadan karto heshiiska Xorta ah si ay ugu badashaan Dembele,

(22-9-2017) Kadib dhaawicii soo gaaray Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Ousmane Dembele kaas oo lasheegay in uu dhaawac dheer ...

Lionel Messi oo Hogaaminaya liiska Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka Spain

(22-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa Hogaanka u haya Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka ...

Alvaro Morata oo Fariin qoraaleed u qoray Xiddig Real Madrid ah muxuu u sheegey?

(22-9-2017) Weeraryahanka kooxda kubada Cagta Chelsea Alvaro Morata ayaa lacadeeyey in uu fariin qoraaleed u qoray mid ka ...

Yaa kala dhaliyey Goolasha u tartami doona kii ugu qurxoonaa Caalamka oo dhan xiligii lasoo dhaafay?

(22-9-2017) Xiriirka kubada Cagta Calamka ayaa soo saartay Magacyada Cayaartoyda u Taratami doonta Goolkii ugu qurxoonaa ee ladhaliyey ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.