Friday, September 22nd, 2017

Daawo Goos Gooska iyo sawirada Liverpool oo bareejo lagu soo dhaweeyey kulankeedii koowaad ee Champions League

Published on September 13, 2017 by   ·   No Comments

(14-9-2017) Kooxda kubada cagta Liverpool ayaa bareejo 2-2 ah lagashay kooxda Sevilla ee dalka Spain kadib markii ay Cayaareen kulankii koowaad ee koobka UEFA  Champions League ee Xili Cayaareedkaan waxaana Goolka Bareejada ah latimid Sevilla 72 daqiiqo.

MATCH FACTS

LIVERPOOL (4-3-3): Karius 6.5; Gomez 7, Lovren 5.5, Matip 7, Moreno 8.5; Wijnaldum 7, Henderson 7, Can 7 (Coutinho 76); Salah 7 (Oxlade-Chamberlain 89), Firmino 8, Mane 8 (Sturridge 83)

Subs not used: Mignolet (GK), Milner, Klavan, Robertson

Scorers: Firmino 21, Salah 37

Booked: Moreno, Gomez

Sent Off: Gomez

Manager: Jurgen Klopp 7

SEVILLA (4-3-3): Rico 7; Mercado 6, Pareja 6, Kjaer 6, Escudero 7; N’Zonzi 6.5, Banega 7, Piazarro 6 (Sarabia 45, 6); Navas 5.5 (Corchia 83), Ben Yedder 6.5 (Muriel 69), Correa 7

Subs not used: Soria (GK), Carrico, Krohn-Dehli, Vazquez

Scorers: Ben Yedder 5, Correa 72

Booked: Mercado, Banega, Pareja

Manager: Eduardo Berizzo 6

Man of the Match: Alberto Moreno

Referee: Danny Makkelie (Holland)

 

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Wargeyska L’Équipe oo Marco Asensio u aqoonsaday Xiddiga ugu fiican Caalamka kuwa 21 ka Sano ka hooseeya

(23-9-2017) Wargeyska L'Équipe ee ka soo baxa dalka France ayaa abaal marin Gudoonsiiyey Cayaaryahanka Xulka Spain iyo Real ...

Liverpool iyo Man Utd oo ku dagaalamaya New Mbappe?

(23-9-2017) Kooxaha Horyaalka dalka England ee kala ah Liverpool iyo Manchester United ayaa isku haysta sida lacadeeyey Cayaaryahan ...

Daawo Sawirada Boqolaal Taageerayaasha Atletico Madrid ah oo sida geesiga u soo dhaweeyey Diego Costa

(22-9-2017) Boqolaal ka mid ah Taageerayaasha kooxda Atletico Madrid ayaa si diiran u soo dhaweeyey Weeraryahanka dalka Spain ...

Gonzalo Higuain haloo diro Todobaadyo dalxiis ah waayo waxba uma hayo Juventus?

(22-9-2017) Mid ka mid ah Cayaartoydii Caanka ahayd ee soo martay kooxda Juventus Fabrizio Ravanelli ayaa Weerar ku qaaday ...

Magacyada iyo Sawirada 7 Cayaaryahan oo Barcelona ku soo qaadan karto heshiiska Xorta ah si ay ugu badashaan Dembele,

(22-9-2017) Kadib dhaawicii soo gaaray Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Ousmane Dembele kaas oo lasheegay in uu dhaawac dheer ...

Lionel Messi oo Hogaaminaya liiska Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka Spain

(22-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa Hogaanka u haya Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka ...

Alvaro Morata oo Fariin qoraaleed u qoray Xiddig Real Madrid ah muxuu u sheegey?

(22-9-2017) Weeraryahanka kooxda kubada Cagta Chelsea Alvaro Morata ayaa lacadeeyey in uu fariin qoraaleed u qoray mid ka ...

Yaa kala dhaliyey Goolasha u tartami doona kii ugu qurxoonaa Caalamka oo dhan xiligii lasoo dhaafay?

(22-9-2017) Xiriirka kubada Cagta Calamka ayaa soo saartay Magacyada Cayaartoyda u Taratami doonta Goolkii ugu qurxoonaa ee ladhaliyey ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.