Friday, September 22nd, 2017

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Soo laabashadii Ronaldo iyo Guushii Real Madrid

Published on September 13, 2017 by   ·   No Comments

(14-0-2017) Kooxda difaacaneysa koobka Horyaalada yurub ee Real Madrid ayaa Guul ku daah furatay kulankeedii koowaad ee ay ladheeshey Naadiga Horyaalka dalka Cyprios qaaday ee Apoel iyaga oo ku Garaacay 3-0.

Goolasha Real Madrid waxaa 2 ka mid ah dhaliyey Gool dhaliyah weyn ee Naadigaas Cristiano Ronaldo  kaas oo kooxdiisa y Cayaaray kulankii koowaad ee Xiligaan isaga oo kaga maqnaa Ganaax shan kulan ah oo ay ku rideen Xiriirka kubada Cagta dalka Spain.

MATCH FACTS

Real Madrid: Navas 6, Carvajal 6, Ramos 7, Nacho 6, Marcelo 6.5, Modric 7, Casemiro 7, Kovacic 6 (Kroos 25, 6), Isco 6.5 (Ceballos 72, 6), Ronaldo 8, Bale 7, (Borja Mayoral 81).

Subs Not Used: Casilla, Varane, Hernandez, Lucas.

Booked: Carvajal.

Goals: Ronaldo 12, 51 pen, Ramos 61.

Apoel Nicosia: Waterman 6, Vouros 6, Rueda 6, Carlao 6, Lago 6, Morais 6, Vinicius 6.5, Ebecilio 6 (Zahid 72, 6) Sallai 6 (Farias 60, 6), Aloneftis 6, De Camargo 6 (Pote 82).

Subs Not Used: Gudino, Alexandrou, Antoniou, Makris.

Booked: Sallai, Ebecilio, Farias.

Ref: Benoit Bastien (Lorraine).

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Wargeyska L’Équipe oo Marco Asensio u aqoonsaday Xiddiga ugu fiican Caalamka kuwa 21 ka Sano ka hooseeya

(23-9-2017) Wargeyska L'Équipe ee ka soo baxa dalka France ayaa abaal marin Gudoonsiiyey Cayaaryahanka Xulka Spain iyo Real ...

Liverpool iyo Man Utd oo ku dagaalamaya New Mbappe?

(23-9-2017) Kooxaha Horyaalka dalka England ee kala ah Liverpool iyo Manchester United ayaa isku haysta sida lacadeeyey Cayaaryahan ...

Daawo Sawirada Boqolaal Taageerayaasha Atletico Madrid ah oo sida geesiga u soo dhaweeyey Diego Costa

(22-9-2017) Boqolaal ka mid ah Taageerayaasha kooxda Atletico Madrid ayaa si diiran u soo dhaweeyey Weeraryahanka dalka Spain ...

Gonzalo Higuain haloo diro Todobaadyo dalxiis ah waayo waxba uma hayo Juventus?

(22-9-2017) Mid ka mid ah Cayaartoydii Caanka ahayd ee soo martay kooxda Juventus Fabrizio Ravanelli ayaa Weerar ku qaaday ...

Magacyada iyo Sawirada 7 Cayaaryahan oo Barcelona ku soo qaadan karto heshiiska Xorta ah si ay ugu badashaan Dembele,

(22-9-2017) Kadib dhaawicii soo gaaray Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Ousmane Dembele kaas oo lasheegay in uu dhaawac dheer ...

Lionel Messi oo Hogaaminaya liiska Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka Spain

(22-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa Hogaanka u haya Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka ...

Alvaro Morata oo Fariin qoraaleed u qoray Xiddig Real Madrid ah muxuu u sheegey?

(22-9-2017) Weeraryahanka kooxda kubada Cagta Chelsea Alvaro Morata ayaa lacadeeyey in uu fariin qoraaleed u qoray mid ka ...

Yaa kala dhaliyey Goolasha u tartami doona kii ugu qurxoonaa Caalamka oo dhan xiligii lasoo dhaafay?

(22-9-2017) Xiriirka kubada Cagta Calamka ayaa soo saartay Magacyada Cayaartoyda u Taratami doonta Goolkii ugu qurxoonaa ee ladhaliyey ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.