Saturday, November 18th, 2017

Daawo: Manchester United Oo Guul-weyn Ku Daah Furtay Champions League

Published on September 13, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(13-9-2017) Manchester United ayaa guul weyn ku furtay horyaalka Champions League oo ay garoonkeeda ku dhex jiid-jiiday naadiga Swisserland ka socday ee Basel.

Marouane Fellaini, oo ciyaarta ku soo galay dhaawaca Paul Pogba qaybtii hore ee ciyaarta, ayaa madaxii ugu dheeraa la tiigsaday oo hogaanka ugu dhiibay United kubadd uu soo jebiyey Ashley Young xili ay 10 daqiiqo dhamaadkii qaybta hore ka hadhsanayd.

Romelu Lukaku ayaa sii xoojiyey oo kubad uu ka dhex laagay koox ciyaaryahano ah oo uu soo ganay Daley Blind ayaa sii laban laabay hogaaminta ciyaarta ee Manchester United.

Marcus Rashford ayaa ku shubay kii saddexaad ee kooxdiisa kubad uu ka helay saaxiibkii Fellaini todoba daqiiqo oo kaliya uun kadib markii uu ciyaarta soo galay. Weeraryahanku imika wuxuu sidaas ku dhaliyey goolashiisii ugu horeeyey ee Champions League , Premier League, Europa League, FA Cup, League Cup iyo xulka England.

MATCH FACTS AND PLAYER RATINGS

MANCHESTER UNITED (4-2-3-1): De Gea 7; Young 7, Lindelof 6, Smalling 6.5, Blind 6.5; Matic 7, Pogba 6 (Fellaini 19, 8); Mata 7 (Rashford 77′), Mkhitaryan 6.5, Martial 6 (Lingard 69′, 6); Lukaku 7.5

Subs not used: Carrick, Romero, Valencia, Damian

Bookings: Young, Blind

Goals: Fellaini 35′, Lukaku 53′, Rashford 85′

BASLE (3-4-3):Vaclik 7; Lang 6, Akanji 5.5, Suchy 6, Balanta 4.5, Riveros 5.5 (Oberlin 77); Steffen 6, Xhaka 6, Zuffi 6, Elyounoussi 7; Van Wolfswinkel 5 (Bua 66, 6)

Subs not used: Salvi, Gaber, Fransson, Schmid, Calla

Bookings: Balanta, Lang, Xhaka

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Safka rasmiga ay ee ay garoonka kusoo geli doonaan Manchester United iyo Newcastle United

(18-11-2017) Waxaa lasoo saaray liiska Cayaartoyda ay Garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood ee kala ah Manchester ...

FT: Leganes 0-3 Barcelona+Sawiro

(18-11-2017) Goool Paulinho Luis Suarez Luis Suarez Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Calaamka oo ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Leganes: Cuellar, Gabriel, ...

FT: West Bromwich Albion 0-4 Chelsea+Sawiro

(18-11-2017) Goooool Hazard. 2 Alonso Alvaro Morata Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Calaamka oo ka dhacaysa. Safka labada kooxood. West Brom: Foster, McAuley, ...

FT: Liverpool 3-0 Southampton

(18-11-2017) Gooool Coutinho, Mohamed Salah Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Calaamka oo ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Liverpool: Mignolet, Alexander-Arnold, Klavan, Lovren, Moreno, Coutinho, ...

FT: Leicester City 0-2 Manchester City

(18-11-2017) Gooool Kevin de Bruyne  Gabriel Jesus Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Calaamka oo ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Leicester: Schmeichel, Simpson, Morgan, ...

Magacyada iyo Sawirada 6 da Cayaaryahan ee in kabadan shan boqol Gool u dhalisay kooxaha ay u Cayaareen

(18-11-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada 6 da Cayaaryahan ee dhalisay shan boqol oo Gool ...

FT: Arsenal 2-0 Tottenham+Sawiro

(18-11-2017) Gooool Alexis Sanchez (Mustafi) Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Arsenal: Cech, Koscielny, Mustafi, Monreal, Bellerin, Ramsey, Xhaka, Kolasinac, ...

Heegan oo ku guuleysatay horyaalka kubadda Koleyga 2017-18

(18-11-2017) Kooxda kubadda koleyga ee Heegan ayaa hanatay horyaalka heerka koowaad ee kubadda koleyga kadib markii ay ka ...

Gianluigi Donnarumma” Qoyskeygu wuxuu Taageeraa kooxda Napoli

(18-11-2017) Goolahayaha kooxda kubada Cagta AC Milan Gianluigi Donnarumma ayaa shaaca ka qaaday in qoyskiisu Taageeraan Naadiga Napoli kooxdaas ...

Hulk oo kusoo fool leh Premier League iyo Arsenal oo ku horeyso(18-11-2017)

(18-11-2017)Weeraryahanka reer Brazil Hulk ayaa sheegay in uu jecelyahay ka ciyaarista horyaalka Premier league inkasta oo aan la ...

Emra Can oo bilaabay in uu kasoo hor jeesto qorshe uu heshiiis cusub looga saxiixi lahaa

(18-11-2017)Kooxda Juventus madaxeeda dhinaca ciyaaraha Beppe Marotta ayaa xaqiijiyay in Bianconeri ay sameysay dalab xooggan oo ay gaarsiisay ...

Joel Matip oo mashaqada kusii huriyay kooxda Liverpool dhaawac ayaa soo gaaray

(18-11-2017)Kooxda Liverpool ayay dhirbaaxo xun ku dhacday saacado ka hor kulanka ay maanta ku soo dhawayn doonaan garoonka ...

Waxa dhex maray Jose Mourinho iyo Gareth Bale oo la ogaaday

(18-11-2017)Tababaraha ree Portugal ee kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa wali u muuqda mid diidan heshiiska uu ku ...

Cristiano Ronaldo Oo Magacaabay Qofka Sababta U Ah Dhibaatada Haysata

(18-11-2017) Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo oo ay haysato abaar goolal la’aan ah ayaa ka hadlay halka ...

Waakuma bartilmaameedka koowaad ee Manchester United bisha Janaayo?

(18-11-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa soo saaray Magaca Xiddiga u ah bartilmaameedka koowaad ...