Friday, September 22nd, 2017

Iker Casillas oo lasinmay Rikoorkii Champions League ee Ryan Giggs

Published on September 13, 2017 by   ·   No Comments

(14-9-2017) Goolhayihii hore ee kooxda kubada Cagta Real Madrid hadana ah Goolhayaha kooxda FC Porto Iker Casillas ayaa xalay lasinmay Rikoorkii koobka Horyaalada yurub ee uu dhigay Xiddigii Manchester United ee Ryan Giggs.

Iker Casillas ayaa xalay saftay Xili Cayaareedkii 19 aad ee koobka UEFA Champions League waxaana sidaas oo kale horay u dheeley Cayaaryahan Ryan Giggs oo hada Cayaaraha kafariistay.

Cayaaryahanka dalka Spain ayaa kulankiisii koowaad ee koobka Horyaalada ah u Saftay Real Madrid 15 kii bishii September Sanadkii 1999 Cayaar ay lacayaareen kooxda Olympiakos Waxaana uu dheelayey wixii intaa kadanbeeyey oo laga joogo 19 Xili Cayaareed.

Casillas ayaa saftay kulankiisii 169 aad oo Champions League ah halka Ryan Giggs uu Cayaaray 151 kulan intii uusan Cayaraha kafariisan.

Kabtankii kooxda AC Milan Paolo Maldini ayaa ah kan ugu Safashada badan koobabka qaarada yurub isaga oo Cayaaray 174 Cayaarood waxaa kuxiga Xavi Barcelona oo dheeley 173 halka Iker Casillas uu yahay kan 3 aad waxaana uu Cayaaray 172.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Liverpool iyo Man Utd oo ku dagaalamaya New Mbappe?

(23-9-2017) Kooxaha Horyaalka dalka England ee kala ah Liverpool iyo Manchester United ayaa isku haysta sida lacadeeyey Cayaaryahan ...

Daawo Sawirada Boqolaal Taageerayaasha Atletico Madrid ah oo sida geesiga u soo dhaweeyey Diego Costa

(22-9-2017) Boqolaal ka mid ah Taageerayaasha kooxda Atletico Madrid ayaa si diiran u soo dhaweeyey Weeraryahanka dalka Spain ...

Gonzalo Higuain haloo diro Todobaadyo dalxiis ah waayo waxba uma hayo Juventus?

(22-9-2017) Mid ka mid ah Cayaartoydii Caanka ahayd ee soo martay kooxda Juventus Fabrizio Ravanelli ayaa Weerar ku qaaday ...

Magacyada iyo Sawirada 7 Cayaaryahan oo Barcelona ku soo qaadan karto heshiiska Xorta ah si ay ugu badashaan Dembele,

(22-9-2017) Kadib dhaawicii soo gaaray Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Ousmane Dembele kaas oo lasheegay in uu dhaawac dheer ...

Lionel Messi oo Hogaaminaya liiska Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka Spain

(22-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa Hogaanka u haya Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka ...

Alvaro Morata oo Fariin qoraaleed u qoray Xiddig Real Madrid ah muxuu u sheegey?

(22-9-2017) Weeraryahanka kooxda kubada Cagta Chelsea Alvaro Morata ayaa lacadeeyey in uu fariin qoraaleed u qoray mid ka ...

Yaa kala dhaliyey Goolasha u tartami doona kii ugu qurxoonaa Caalamka oo dhan xiligii lasoo dhaafay?

(22-9-2017) Xiriirka kubada Cagta Calamka ayaa soo saartay Magacyada Cayaartoyda u Taratami doonta Goolkii ugu qurxoonaa ee ladhaliyey ...

Sadexda Kooxood ee u tartami doona in leeyihiin Taageerayaashii ugu fiicnaa Caalamka

(22-9-2017) Xiriirka Kubada Cagta Caalamka ee FIFA ayaa soo Saaray Magacyada 3 da kooxood ee u Tartami doona ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.