Friday, September 22nd, 2017

Imisa Cayaaryahan ayaa Sanad Gudihiis kuwada Guuleystey koobka Aduunka iyo Champions League

Published on September 13, 2017 by   ·   No Comments

(13-9-2017) Waxaa Xiligaan bilaaw ah koobka Xiisaha badan ee Champions League xili Cayaareedka 2017-2018 sidoo kale Waxaa isla Samadka 2018 ladheeli doonaa koobka aduunka oo ruushka lagu qaban doono.

Hadaba Waxaa jira Cayaartoy kubada Cagta ah oo isla qaaday Sanad gudihiis koobabka Champions League iyo koobka aduunka kadib 43 Sano kuwaas oo u Wada Cayaara kooxda Real Madrid.

Cayaartoyda ku Guuleysatay Sanad gudihiis ku Guuleysatay koobka aduunka iyo Champions League kuwaas oo kala ah Sami Khedira 2014, Roberto Carlos i2002 iyo Christian Karembeu in 1998.kuwaas oo dhamaantood u wada Cayaareen Kooxda Real Madrid.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Liverpool iyo Man Utd oo ku dagaalamaya New Mbappe?

(23-9-2017) Kooxaha Horyaalka dalka England ee kala ah Liverpool iyo Manchester United ayaa isku haysta sida lacadeeyey Cayaaryahan ...

Daawo Sawirada Boqolaal Taageerayaasha Atletico Madrid ah oo sida geesiga u soo dhaweeyey Diego Costa

(22-9-2017) Boqolaal ka mid ah Taageerayaasha kooxda Atletico Madrid ayaa si diiran u soo dhaweeyey Weeraryahanka dalka Spain ...

Gonzalo Higuain haloo diro Todobaadyo dalxiis ah waayo waxba uma hayo Juventus?

(22-9-2017) Mid ka mid ah Cayaartoydii Caanka ahayd ee soo martay kooxda Juventus Fabrizio Ravanelli ayaa Weerar ku qaaday ...

Magacyada iyo Sawirada 7 Cayaaryahan oo Barcelona ku soo qaadan karto heshiiska Xorta ah si ay ugu badashaan Dembele,

(22-9-2017) Kadib dhaawicii soo gaaray Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Ousmane Dembele kaas oo lasheegay in uu dhaawac dheer ...

Lionel Messi oo Hogaaminaya liiska Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka Spain

(22-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa Hogaanka u haya Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka ...

Alvaro Morata oo Fariin qoraaleed u qoray Xiddig Real Madrid ah muxuu u sheegey?

(22-9-2017) Weeraryahanka kooxda kubada Cagta Chelsea Alvaro Morata ayaa lacadeeyey in uu fariin qoraaleed u qoray mid ka ...

Yaa kala dhaliyey Goolasha u tartami doona kii ugu qurxoonaa Caalamka oo dhan xiligii lasoo dhaafay?

(22-9-2017) Xiriirka kubada Cagta Calamka ayaa soo saartay Magacyada Cayaartoyda u Taratami doonta Goolkii ugu qurxoonaa ee ladhaliyey ...

Sadexda Kooxood ee u tartami doona in leeyihiin Taageerayaashii ugu fiicnaa Caalamka

(22-9-2017) Xiriirka Kubada Cagta Caalamka ee FIFA ayaa soo Saaray Magacyada 3 da kooxood ee u Tartami doona ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.