Friday, September 22nd, 2017

Marcelo Oo Laba Kulan La Ganaaxay

Published on September 13, 2017 by   ·   No Comments

(13-9-2017) Xidhiidhka kubadda cagta waddanka Spain ayaa ganaax laba kulan ah ku riday difaaca bidix ee Real Madrid ee Marcelo, kaas oo kaadh cas qaatay Sabtidii ciyaar ay Real Madrid barbar dhac 1-1 la gashay Levante.

Daqiiqadihii u dambeeyey ayaa ciyaartoygan kaadhka cas loo taagay, markaas oo uu laagay Jefferson Lerma, waxaana uu seegi doonaa labada ciyaarood ee ugu soo horreeya ee Real Madrid ay la kulmi doonto Real Sociedad iyo Real Betis.

Kulanka Real Sociedad waxa isaguna ganaax ku maqnaan doona Cristiano Ronaldo oo dhamaysanaya shan ciyaarood oo ganaax uu ku seegayay.

Ganaaxa Marcelo iyo Ronaldo ayaa ku kooban horyaalka LaLiga, waxaana ay awood u yeelan doonaan inay ciyaaraan kulanka APOEL ee Champions League ay Real Madrid ciyaari doonto caawa.

 

 

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Wargeyska L’Équipe oo Marco Asensio u aqoonsaday Xiddiga ugu fiican Caalamka kuwa 21 ka Sano ka hooseeya

(23-9-2017) Wargeyska L'Équipe ee ka soo baxa dalka France ayaa abaal marin Gudoonsiiyey Cayaaryahanka Xulka Spain iyo Real ...

Liverpool iyo Man Utd oo ku dagaalamaya New Mbappe?

(23-9-2017) Kooxaha Horyaalka dalka England ee kala ah Liverpool iyo Manchester United ayaa isku haysta sida lacadeeyey Cayaaryahan ...

Daawo Sawirada Boqolaal Taageerayaasha Atletico Madrid ah oo sida geesiga u soo dhaweeyey Diego Costa

(22-9-2017) Boqolaal ka mid ah Taageerayaasha kooxda Atletico Madrid ayaa si diiran u soo dhaweeyey Weeraryahanka dalka Spain ...

Gonzalo Higuain haloo diro Todobaadyo dalxiis ah waayo waxba uma hayo Juventus?

(22-9-2017) Mid ka mid ah Cayaartoydii Caanka ahayd ee soo martay kooxda Juventus Fabrizio Ravanelli ayaa Weerar ku qaaday ...

Magacyada iyo Sawirada 7 Cayaaryahan oo Barcelona ku soo qaadan karto heshiiska Xorta ah si ay ugu badashaan Dembele,

(22-9-2017) Kadib dhaawicii soo gaaray Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Ousmane Dembele kaas oo lasheegay in uu dhaawac dheer ...

Lionel Messi oo Hogaaminaya liiska Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka Spain

(22-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa Hogaanka u haya Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka ...

Alvaro Morata oo Fariin qoraaleed u qoray Xiddig Real Madrid ah muxuu u sheegey?

(22-9-2017) Weeraryahanka kooxda kubada Cagta Chelsea Alvaro Morata ayaa lacadeeyey in uu fariin qoraaleed u qoray mid ka ...

Yaa kala dhaliyey Goolasha u tartami doona kii ugu qurxoonaa Caalamka oo dhan xiligii lasoo dhaafay?

(22-9-2017) Xiriirka kubada Cagta Calamka ayaa soo saartay Magacyada Cayaartoyda u Taratami doonta Goolkii ugu qurxoonaa ee ladhaliyey ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.