Friday, September 22nd, 2017

Marco Asensio Oo Uu Haleelay Xanuun Dunida Ku Cusub, Waxa Uu Ka Qaaday Iyo Kulamada Uu Maqnaan Doono

Published on September 13, 2017 by   ·   No Comments

(13-9-2017) Laacibka da’da yar ee Marco Asensio ayaa seegaya ciyaarta Champions League, kaddib markii uu haleelay xanuun aan la garanaynin oo uu qaaday markii uu xiiray timaha xaadda ah ee kaga yaalla lugaha.

21 jirkan ayaa uu tababare Zidane sheegay in uu xidhan kari waayey sharaabaaddada, finan kasoo baxay lugaha daraadood.

Warbaahinta ABC ee xarunteedu tahay Spain, ayaa sheegay in Asensio uu haleelay infakshan uu sababay inuu xiiray timaha xaadda ah ee kaga yaalla lugaha, kaas oo xanuun iyo finan sababay.

Zidane ayaa ka reebay Asensio kooxdiisa la ciyaaraysa APOEL kulanka koowaad ee Champions Leagueoo ka dhici doona Bernabeu, hase yeeshee, waxa dib ugu soo laabtay Cristiano Ronaldo oo ganaax ku maqnaa afartii ciyaarood ee ugu dambeeyey ee horyaalka Spain.

Tababare Zidane ayaa sidoo kale ka reebay kooxdiisa ciyaartooyada Vallejo, Achraf, Marcos Llorente iyo Karim Benzema oo dhaawacan.

Liiska 19 ciyaartoy oo uu gudbiyey Zinedine Zidane, oo ay ku jiraan Varane, Modric, Casemiro, Navas iyo Cristiano Ronaldo ayaa waxay yihiin sidan:

Goolka: Navas, Casilla iyo Luca.

Difaaca: Carvajal, Ramos, Varane, Nacho, Marcelo iyo Theo.

Dhexda: Kroos, Modric, Casemiro, Isco, Kovacic iyo Ceballos.

Weerarka: Cristiano Ronaldo, Bale, Lucas Vazquez iyo Mayoral.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Wargeyska L’Équipe oo Marco Asensio u aqoonsaday Xiddiga ugu fiican Caalamka kuwa 21 ka Sano ka hooseeya

(23-9-2017) Wargeyska L'Équipe ee ka soo baxa dalka France ayaa abaal marin Gudoonsiiyey Cayaaryahanka Xulka Spain iyo Real ...

Liverpool iyo Man Utd oo ku dagaalamaya New Mbappe?

(23-9-2017) Kooxaha Horyaalka dalka England ee kala ah Liverpool iyo Manchester United ayaa isku haysta sida lacadeeyey Cayaaryahan ...

Daawo Sawirada Boqolaal Taageerayaasha Atletico Madrid ah oo sida geesiga u soo dhaweeyey Diego Costa

(22-9-2017) Boqolaal ka mid ah Taageerayaasha kooxda Atletico Madrid ayaa si diiran u soo dhaweeyey Weeraryahanka dalka Spain ...

Gonzalo Higuain haloo diro Todobaadyo dalxiis ah waayo waxba uma hayo Juventus?

(22-9-2017) Mid ka mid ah Cayaartoydii Caanka ahayd ee soo martay kooxda Juventus Fabrizio Ravanelli ayaa Weerar ku qaaday ...

Magacyada iyo Sawirada 7 Cayaaryahan oo Barcelona ku soo qaadan karto heshiiska Xorta ah si ay ugu badashaan Dembele,

(22-9-2017) Kadib dhaawicii soo gaaray Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Ousmane Dembele kaas oo lasheegay in uu dhaawac dheer ...

Lionel Messi oo Hogaaminaya liiska Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka Spain

(22-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa Hogaanka u haya Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka ...

Alvaro Morata oo Fariin qoraaleed u qoray Xiddig Real Madrid ah muxuu u sheegey?

(22-9-2017) Weeraryahanka kooxda kubada Cagta Chelsea Alvaro Morata ayaa lacadeeyey in uu fariin qoraaleed u qoray mid ka ...

Yaa kala dhaliyey Goolasha u tartami doona kii ugu qurxoonaa Caalamka oo dhan xiligii lasoo dhaafay?

(22-9-2017) Xiriirka kubada Cagta Calamka ayaa soo saartay Magacyada Cayaartoyda u Taratami doonta Goolkii ugu qurxoonaa ee ladhaliyey ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.