Friday, September 22nd, 2017

Maxaa laga yiri dhaawaca Xiddiga Man United ee Paul Pogba?

Published on September 13, 2017 by   ·   No Comments

(13-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ee dalka England ayaa shaaca ka qaaday in Scan lamarsiin doono dhaawaca soo gaaray Cayaaryahanka dalka France ee Paul Pogba kaas oo xalay dhaawac looga Saaray kulankii koobka Horyaalada yurub ee ay lacayaareen Basle.

Paul Pogba ayaa lasheegayaa in uu dhaawac ka soo gaaray Muruqa kaas oo keenay in Garoonka laga saaro daqiiqadii 19 aad ee Cayaarta dhaawacaas oo lafilayo in uu ugu yaraan Garoomada kaga maqnaan doono mudo Todobaadyo ah.

Manchester United ayaa lafilayaa in ay Todobaadyada soo socda khadka dhexe uga dheelaan Cayaartoyda kala ah Michael Carrick, Marouane Fellaini iyo Nemanja] Matic.”kuwaas oo buuxin doona booska uu baneeyey Paul Pogba.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Liverpool iyo Man Utd oo ku dagaalamaya New Mbappe?

(23-9-2017) Kooxaha Horyaalka dalka England ee kala ah Liverpool iyo Manchester United ayaa isku haysta sida lacadeeyey Cayaaryahan ...

Daawo Sawirada Boqolaal Taageerayaasha Atletico Madrid ah oo sida geesiga u soo dhaweeyey Diego Costa

(22-9-2017) Boqolaal ka mid ah Taageerayaasha kooxda Atletico Madrid ayaa si diiran u soo dhaweeyey Weeraryahanka dalka Spain ...

Gonzalo Higuain haloo diro Todobaadyo dalxiis ah waayo waxba uma hayo Juventus?

(22-9-2017) Mid ka mid ah Cayaartoydii Caanka ahayd ee soo martay kooxda Juventus Fabrizio Ravanelli ayaa Weerar ku qaaday ...

Magacyada iyo Sawirada 7 Cayaaryahan oo Barcelona ku soo qaadan karto heshiiska Xorta ah si ay ugu badashaan Dembele,

(22-9-2017) Kadib dhaawicii soo gaaray Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Ousmane Dembele kaas oo lasheegay in uu dhaawac dheer ...

Lionel Messi oo Hogaaminaya liiska Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka Spain

(22-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa Hogaanka u haya Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka ...

Alvaro Morata oo Fariin qoraaleed u qoray Xiddig Real Madrid ah muxuu u sheegey?

(22-9-2017) Weeraryahanka kooxda kubada Cagta Chelsea Alvaro Morata ayaa lacadeeyey in uu fariin qoraaleed u qoray mid ka ...

Yaa kala dhaliyey Goolasha u tartami doona kii ugu qurxoonaa Caalamka oo dhan xiligii lasoo dhaafay?

(22-9-2017) Xiriirka kubada Cagta Calamka ayaa soo saartay Magacyada Cayaartoyda u Taratami doonta Goolkii ugu qurxoonaa ee ladhaliyey ...

Sadexda Kooxood ee u tartami doona in leeyihiin Taageerayaashii ugu fiicnaa Caalamka

(22-9-2017) Xiriirka Kubada Cagta Caalamka ee FIFA ayaa soo Saaray Magacyada 3 da kooxood ee u Tartami doona ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.