Saturday, November 18th, 2017

Shan Rikoor Cusub oo ay Sababeen labadii Gool ee uu Xalay dhaliyey Cristiano Ronaldo+Sawiro

Published on September 13, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(14-9-2017) Weeraryahanka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Cristiano Ronaldo oo Xalay 2 Gool u dhaliyey Naadigiisa kulankii koobka Horyaalada yurub ayaa waxaa Goolashaas Sameeyeen shan Rikoor oo Cusub oo loogu dari doono Ronaldo Rikooradii uu horay u Sameeyey.

Hadaba Maxay kala yihiin shanta Rikoor ee Cristiano Ronaldo dhigay kulankii xalay>

1 Cristiano Ronaldo ayaa dhaafay Lionel Messi kadib markii uu Noqday Cayaaryahanka ugu Rigoore dhalinta badan koobka Champions League (Ronaldo – 12, Messi – 11).

2 Cristiano Ronaldo ayaa dhaafay Lionel Messi kadib markii uu Noqday Cayaaryahanka Goolasha ugu badan ku dhaliyey Garoonka kooxdiisa koobka Champions League (Ronaldo 55, Messi 54).

3 Cristiano Ronaldo ayaa 12 Gool ku dhaliyey 16 kii isku day ee uu sameeyey ee ugu danbeeyey Tartamada oo dhan mana jiro Cayaaryahan sidaas oo kale Horay u sameeyey.

4 Cristiano Ronaldo ayaa Xili cayaareedkii 6 aad ee Xiriir ah koobka Champions League Real Madrid u dhaliyey Goolka koowaad isaga oo Xalay Saxiixay Goolkii koowaad ee ay ka dhaliyaan koobka Horyaalada yurub.

5 Cristiano Ronaldo ayaa dhaliyey Goolkiisii 107 aad ee koobka Champions League iyada oo Cayaartoyda Real Madrid dhaliyeen 116 Gool intii uu kooxdaan u Cayaarayey.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Safka rasmiga ay ee ay garoonka kusoo geli doonaan Manchester United iyo Newcastle United

(18-11-2017) Waxaa lasoo saaray liiska Cayaartoyda ay Garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood ee kala ah Manchester ...

FT: Leganes 0-3 Barcelona+Sawiro

(18-11-2017) Goool Paulinho Luis Suarez Luis Suarez Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Calaamka oo ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Leganes: Cuellar, Gabriel, ...

FT: West Bromwich Albion 0-4 Chelsea+Sawiro

(18-11-2017) Goooool Hazard. 2 Alonso Alvaro Morata Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Calaamka oo ka dhacaysa. Safka labada kooxood. West Brom: Foster, McAuley, ...

FT: Liverpool 3-0 Southampton

(18-11-2017) Gooool Coutinho, Mohamed Salah Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Calaamka oo ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Liverpool: Mignolet, Alexander-Arnold, Klavan, Lovren, Moreno, Coutinho, ...

FT: Leicester City 0-2 Manchester City

(18-11-2017) Gooool Kevin de Bruyne  Gabriel Jesus Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Calaamka oo ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Leicester: Schmeichel, Simpson, Morgan, ...

Magacyada iyo Sawirada 6 da Cayaaryahan ee in kabadan shan boqol Gool u dhalisay kooxaha ay u Cayaareen

(18-11-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada 6 da Cayaaryahan ee dhalisay shan boqol oo Gool ...

FT: Arsenal 2-0 Tottenham+Sawiro

(18-11-2017) Gooool Alexis Sanchez (Mustafi) Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Arsenal: Cech, Koscielny, Mustafi, Monreal, Bellerin, Ramsey, Xhaka, Kolasinac, ...

Heegan oo ku guuleysatay horyaalka kubadda Koleyga 2017-18

(18-11-2017) Kooxda kubadda koleyga ee Heegan ayaa hanatay horyaalka heerka koowaad ee kubadda koleyga kadib markii ay ka ...

Gianluigi Donnarumma” Qoyskeygu wuxuu Taageeraa kooxda Napoli

(18-11-2017) Goolahayaha kooxda kubada Cagta AC Milan Gianluigi Donnarumma ayaa shaaca ka qaaday in qoyskiisu Taageeraan Naadiga Napoli kooxdaas ...

Hulk oo kusoo fool leh Premier League iyo Arsenal oo ku horeyso(18-11-2017)

(18-11-2017)Weeraryahanka reer Brazil Hulk ayaa sheegay in uu jecelyahay ka ciyaarista horyaalka Premier league inkasta oo aan la ...

Emra Can oo bilaabay in uu kasoo hor jeesto qorshe uu heshiiis cusub looga saxiixi lahaa

(18-11-2017)Kooxda Juventus madaxeeda dhinaca ciyaaraha Beppe Marotta ayaa xaqiijiyay in Bianconeri ay sameysay dalab xooggan oo ay gaarsiisay ...

Joel Matip oo mashaqada kusii huriyay kooxda Liverpool dhaawac ayaa soo gaaray

(18-11-2017)Kooxda Liverpool ayay dhirbaaxo xun ku dhacday saacado ka hor kulanka ay maanta ku soo dhawayn doonaan garoonka ...

Waxa dhex maray Jose Mourinho iyo Gareth Bale oo la ogaaday

(18-11-2017)Tababaraha ree Portugal ee kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa wali u muuqda mid diidan heshiiska uu ku ...

Cristiano Ronaldo Oo Magacaabay Qofka Sababta U Ah Dhibaatada Haysata

(18-11-2017) Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo oo ay haysato abaar goolal la’aan ah ayaa ka hadlay halka ...

Waakuma bartilmaameedka koowaad ee Manchester United bisha Janaayo?

(18-11-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa soo saaray Magaca Xiddiga u ah bartilmaameedka koowaad ...