Monday, December 11th, 2017

Marcelo muxuu kaga jawaabay Su aashii ugu adkeyd ee abid laweydiiyo?

Published on September 14, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(14-9-2017) Daafaca kooxda kubada Cagta Real Madrid iyo Xulka dalka Braziil Marcelo oo dhawaan heshiis cusub u Saxiixay Naadigiisa ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay heshiiska cusub ee uu lagalay kooxdiisa kaas oo dhamaan doona marka lagaaro Sanadka 2022 ka.

Marcelo oo Saxiixa kadib qadib qabtay shir Jaraa id ayaa Saxafiyiintii ka soo qayb galay weydiiyeen Su aal uu ku sheegay in ay tahay midii ugu adkayd ee abid laweydiiyo taas oo ahayd waa kuma Cayaaryahankii ugu fiicnaa ee aad ka Garab dheeshey Taariikhdaada.

Xiddiga dalka Braziil oo Real Madrid lajoogey in kabadan 10 Sano ayaa sheegay in ay aad u adagtahay in uu ka jawaabo Su aashaas balse uu dhihi lahaa waxaan kagarab Cayaaray Cayaartoydii ugu fiicneyd oo ay ka midyihiin Ronaldo, Ronaldinho, Ruud van Nistelrooy.basle uu dhihi lahaa dhanka Naadiga waxaa iigu fiicnaa Cristiano.Ronaldo halka qaranka uu yahay Cayaaryahankii ugu fiicnaa ee uu lacayaaro Neymar.

Real Madrid’s defender from Brazil Marcelo looks on during the UEFA Champions League football match Real Madrid CF vs APOEL FC at the Santiago Bernabeu stadium in Madrid on September 13, 2017. / AFP PHOTO / PIERRE-PHILIPPE MARCOU

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Rajada uu Ousmane Dembele in uu dheelo El-Clasico oo sii yaraanaysa balse tababar gooni ah qaadanaya+SAWIRRO

(11-12-2017)Weerar yahanka reer France ee Ousmane Dembele ayaa dib loogu arkay saaka tababarka kooxda Barcelona. 20 jirkaan ayaan cag ...

Jurgen Klopp oo si aan horay looga arag ugu hadlay rigooradii kooxdiisa laga dhigay iyo waxaa uu sameeyay Mane+SAWIRRO

(11-12-2017)Macalinka kooxda  Liverpool ayaa waxaa uu aad u dhaleeceeyay qaabkii kooxdiisa looga dhigay gool ku laad taasi oo ay ...

Macalin Gennaro Gattuso oo AC Milan oo guushii ugu horeysay gaarsiiyay iyo dabaal dag la yaab leh ka dhacay+SAWIRRO

(11-12-2017)AC Milan ayaa guuleysatay guushoodii ugu horeysay ee tababare Gennaro Gattuso ka dib markii ay 2-1 kaga badiyeen ...

Kooxda Barcelona oo hogaankeeda sii dheereesatay markii ay mininkeeda kusoo garaaceen Villarreal+SAWIRRO

(11-12-2017)Kooxda kubadda cagta ee Barcelona ayaa dib ugu soo laabtay wadada guusha kadib markii ay 2-0 ku soo ...

Jose Mourinho”Garsooraha ayaa sanadkii labaad oo xiriir ah ka caawinaya in ay iyaga badiyaan”+SAWIRRO

(11-12-2017) Macalinka kooxda Man United Jose Mourinho ayaa ku andacooday in kooxdiisa rigoore laga diiday kulankii guuldaro 2-1 ...

Guddoomiye xigeenka aqalka sare oo balan qaad cajiib ah u sameeyay xiddigaha Galmudug

(11-12-2017) Abshir Bukhaari Godoomiye ku xigeenka aqalka sare oo casho sharaf u sameeyay ciyaartooyada #Galmudug ayaa yiri"ciyaariyahankii hal gool ...

Rikooradii Cajiibka ahaa ee laga diiwaan geliyey kulankii darbiga Manchester?

(11-12-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Rikooradii Xisiaha lahaa ee laga diiwaan geliyey Cayaartii dhex martay kooxaha Manchester ...

Kumaa loo doortay Man of the match kulankii darbiga ahaa ee labada Manchester?

(11-12-2017) Kadib Markii uu dhamaaday kulankii darbiga ahaa ee kooxaha kawada dhisan Magaalada manchester ee kala ah Manchester ...

Maxay ka dhigantahay Guusha Manchester City ka Gaartay Manchester United+Sawiro

(10-12-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester City ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay dhigeeda Manchester United kulankii darbiga ahaa ...

FT: Man United 1-2 Man City+Sawiro

(10-12-2017) Gooool (Nicolas Otamendi 54) (Marcus Rashford 45+2min) David Silva Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Manchester ...

Xiriirka kubada Cagta Soomaaliya oo Go.aan ka Gaaray dalka uu u dhashay Cayaaryahankii lagu murmay ee Abdimajid Cusmaan Ibraahim.

(10-12-2017) Xariirka Kubadda cagta Soomaaliyeed ayaa war saxaafadeed ay soo saareen waxa ay  ugu hadleen arinta xiddiga lambarka ...

Daawo Sawirada kahor kulanka darbiga ah ee magaalada Manchester

(10-12-2017) Waxaa lasoo saaray Safka rasmiga ah ee Naadi kastaa Garoonka ku soo geli doono kulanka darbiga ah ...

DEG DEG: Safka Rasmiga ah ee koox Waliba Garoonka ku soo bilaabi doonto darbiga Manchester oo la soo saaray

(10-12-2017) Waxaa lasoo saaray Safka rasmiga ah ee Naadi kastaa Garoonka ku soo geli doono kulanka darbiga ah ...

Darbiga Magaalada Manchester oo laga Cabsi qabo in baraf hareeyo

(10-12-2017) Waxaa soo baxaya in Taageerayaasha ka qayb qaadan doona kulanka adag ee darbiga Magaalada Manchester ay dhibaato ...

Daawo Sawirada Real Madrid oo u duushay Abu Dhabi Sabab?

(10-12-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid ee dalka Spain ayaa u duushay Abu Dhabi halkaa oo ay ku dheeli ...