Friday, September 22nd, 2017

Tigidhada Koobka aduunka 2018 oo labilaabay in la iibiyo iyo qiimaha kala duwan ee lagu gadanayo

Published on September 14, 2017 by   ·   No Comments

(14-9-2017) Waxaa Maanta sirasmi ah loo bilaabay iibinta Tigidhada koobka aduunka 2018 oo Ruushka lagu qaban doono Waxaana lagu bilaabay qiime lacageed kala duwan oo lagu gadayo.

Tigidhada Koobka aduunka ayaa lagu kala iibin doonaa boosaska caadiga ah ee Garoomada waxaa halkii Tigid lagu iibin doonaa lacag dhan £80 halka Tigidka ugu raqiisan lagu heli karayo £17 oo kaliya.

Cayaarta Finalka ah ee koobka aduunka oo lagu qaban doono Garoonka Luzhniki Stadium oo kuyaala Caasimada Ruushka ee Moscow.ayaa Noqon doonta kan ugu qaalisan koobka aduunka waxaana lagu daawan doonaa £829 Waxa uuna Noqon doonaa kulankii ugu qaalisanaa ee abid ladaawado.

Caalamka oo dhan ayaa laga iibsan doonaa Tigidhada koobka aduunka iyada oo laga iibsan karayo Internetka oo si Toos ah oo looga heli karayo Waxaana Koobka aduunku bilaaban doonaa bisha 6 aad 2018.

WORLD CUP TICKET PRICES 
Match Category 1 Category 2 Category 3 Wheelchair user Easy access standard Easy access amenity Obese Person
Opening match £414 £294 £167 £167 £167 £167 £167
Group matches £158 £124 £80 £80 £80 £80 £80
Round of 16 £185 £139 £87 £87 £87 £87 £87
Quarter-finals £275 £192 £132 £132 £132 £132 £132
Semi-finals £565 £362 £215 £215 £215 £215 £215
3rd/4th place play-off £275 £192 £132 £132 £132 £132 £132
Final £829 £535 £345 £345 £345 £345 £345

 

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Daawo Sawirada Macalinka iyo Xiddigaha Man United oo diyaard qaas ahi u raacay Southampton

(23-9-2017) Macalinka Manchester United ku xigeenadiisa iyo Cayaartoyda Naadigaas ayaa diyaard qaas ah u raacay kulanka xiisaha badan ...

Wargeyska L’Équipe oo Marco Asensio u aqoonsaday Xiddiga ugu fiican Caalamka kuwa 21 ka Sano ka hooseeya

(23-9-2017) Wargeyska L'Équipe ee ka soo baxa dalka France ayaa abaal marin Gudoonsiiyey Cayaaryahanka Xulka Spain iyo Real ...

Liverpool iyo Man Utd oo ku dagaalamaya New Mbappe?

(23-9-2017) Kooxaha Horyaalka dalka England ee kala ah Liverpool iyo Manchester United ayaa isku haysta sida lacadeeyey Cayaaryahan ...

Daawo Sawirada Boqolaal Taageerayaasha Atletico Madrid ah oo sida geesiga u soo dhaweeyey Diego Costa

(22-9-2017) Boqolaal ka mid ah Taageerayaasha kooxda Atletico Madrid ayaa si diiran u soo dhaweeyey Weeraryahanka dalka Spain ...

Gonzalo Higuain haloo diro Todobaadyo dalxiis ah waayo waxba uma hayo Juventus?

(22-9-2017) Mid ka mid ah Cayaartoydii Caanka ahayd ee soo martay kooxda Juventus Fabrizio Ravanelli ayaa Weerar ku qaaday ...

Magacyada iyo Sawirada 7 Cayaaryahan oo Barcelona ku soo qaadan karto heshiiska Xorta ah si ay ugu badashaan Dembele,

(22-9-2017) Kadib dhaawicii soo gaaray Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Ousmane Dembele kaas oo lasheegay in uu dhaawac dheer ...

Lionel Messi oo Hogaaminaya liiska Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka Spain

(22-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa Hogaanka u haya Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka ...

Alvaro Morata oo Fariin qoraaleed u qoray Xiddig Real Madrid ah muxuu u sheegey?

(22-9-2017) Weeraryahanka kooxda kubada Cagta Chelsea Alvaro Morata ayaa lacadeeyey in uu fariin qoraaleed u qoray mid ka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.