Monday, September 25th, 2017

Danny Drinkwater oo mudo bil ah ka sii maqnaan doona Garoomada

Published on September 15, 2017 by   ·   No Comments

(16-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Chelsea Antonio Conte ayaa shaaca kaa qaaday in Cayaaryahankiisa cusub ee Danny Drinkwater in uu Garoomada ka maqnaan doono mudo bil hada kadib ah Markii uu dib u dhac ku yimid dhaawicii soo gaaray.

Danny Drinkwater oo Chelsea soo qaadatay habeenklii u danbeeyey ee suuqa kala iibsiga uguna fadhiya £35m ayaan weli Garoon u gelin kadib markii lasheegay in uu qabo dhaawac muruqa ah Maanta ayaa sidoo kale lagu dhawaaqay in uu bil kale Garoomada ka sii maqnaan doono.

Antonio Conte ayaa shirkiisii Jaraa id ee Jimcaha kaga hadlay xaalada Cayaaryaahnka dalka England ee Danny Drinkwater kaas oo uu sheegay in ay ku dhacday Nasiib daro kadib markii uu dib u dhacay dhaawaca dhanka muruqa ah ee uu qabay markii uu imaanayey Naadiga difaacanaya Horyaalka Premier League.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Paul Pogba oo lacadeeyey in uu u baahanyahay in qaliin lagu sameeyo

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa waxaa soo food saartay cabsi aad u badib markii ay soo ...

Real Madrid oo heshiis lagaartay Cayaaryahan kale oo cusub+Sawiro

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid oo Todobaadkaan mashquul ku ahayd Cayaratoy u Saxiixayey heshiisyo cusub ayaa Axadii ...

Magacyada iyo Sawirada 10 ka Cayaaryahan Premier League ee ugu Taageeraha badan barta Instagram?

(25-9-2017) Cayaartoyda Kubada cagta Caalamku sida dadka kale ee dunida ayey isticmaalaan baraha ka du duwan ee bulshada ...

Manchester United oo diyaar u ah in ay £155 kala soo baxdo Weeraryahankii ay ku lamaanin lahaayeen Romelu Lukaku

(25-9-2017) Kooxda kubada cagta Manchester United ee dalka England ayaa lasheegayaa in ay diyaar u yihiin in ay ...

Atletico Madrid oo shaacisay Nambarka uu Xiran doono Diego Costa?

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Atletico Madrid ayaa shaaca ka qaaday Nambarka uu Naadigaas u xiran doono Weeraryahanka dhawaan ...

Zinedine Zidane oo Xiligaan isticmaalay 21 Cayaaryahan oo kala duwan

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane oo Xiligaan uu u yahay mid aan qurux badnayd ilaa ...

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan magaca weyn leh ee Xiratay Nambarka loo yaqaan Nasiib laawaha Kubada cagta?

(24-9-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada shanta Cayaaryahan ee ah kuwa ugu Magaca weyn kubada ...

Mushaarka rasmiga ah ee uu Sanadkii qaato Neymar oo lashaaciyey?

(24-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta PSG ee Neymar ayaa lasheegayaa in uu qaato Mushaar aad uga badan kii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.