Tuesday, September 19th, 2017

Jose Mourinho oo Fariin ku aadan Wayne Rooneey u diray Taageerayaasha Man United?

Published on September 15, 2017 by   ·   No Comments

(16-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho oo shir Jaraa id qabtay Jimcihii ayaa Fariin u diray Taageerayaasha kooxdiisa fariintaas oo ku aadanayd Cayaaryaahnkii hore ee Man United Wayne Roneey oo ku soo laabanaya Garoonka  Old Trafford.

Jose Mourinho ayaa sheegay in uu farayo Tyaageerayaasha kooxdiisa in ay soo dhaweyn mida ugu Saraysa u sameeyaan Cayaaryahanka Wayne Rooneey dhamaadka iyo bilaawga cayaarta isaga oo sidoo kale Codsaday in ixtiraam Gooni ah loo muujiyo.

Mourinho oo sii hadalaya ayaa yiri Wayne Rooneey waa Cayaaryahan kuweyn Manchester United u dhaliyey Goolasha ugu badan koobab muhiim ah keenay 13 Sano u dheelayey marka waa in siweyn loo xushmeeyaa loona muujiyaan Jacaylka aan weli qabno.

Hadalka Jose Mourinho ayaa ku soo beegmaya xili Macalinkaan lagu eedeeyo in uu Naadiga kadiray astaantii uu lahaa 13 kii Sano ee la soo dhaafay isla Markaana uu ahaa qofkii kadanbeeyey in uu  Old Trafford.kahyaamo Rooneey oo ahaa kii ay ugu jeclaayeen Taageerayaasha Manchester United.

Kooxaha Manchester United iyo Everton ayaa Axada maqribkii Xiliga Muqdisho isku haleeli doona Garoonka  Old Trafford.Waxaana 14 Sano kadib isaga oo cadaw ku ah ku soo laaban doona Wayne Roneey oo heshiiska xorta ah uga tagay Man United oo uu 13 Sano u dheelayey.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Arsene Wenger iyo Alex Ferguson oo caawa kulan Cayaareed markale isaga hor imaan doona Sabab?

(20-9-2017) Dunida kubada cagta Caalamka ayaa markale dib u Xasuusan doonta Caawa marka ay maqlaan Magacyada Macalimiintii mudada ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Bandhigii Barcelona iyo 4 Gool oo uu dhaliyey Lionel Messi

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Horyaalka Spain ee ay xalay ladheeleen ...

Cayaaryahan ay lahayd Juventus oo ku Geeriyoodey dalka Maraykanka?

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa shaacisay Geerida mid ka mid ah Cayaartoydeeda oo ku ...

Taageerayaasha Manchester United oo lagu dacweeyey hees ay u qaadaan Romelu Lukaku taas oo Tilmaameysa Xubintiisa Taranka

(20-9-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lagu eedeeyey in ay hees lagu tilmaamay anshax daro iyo ...

Jose Mourinho oo ku dhawaaqay Xiddiga ugu qoran Rigoore dhalinta Waa kuma?

(20-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahanka ugu qoran in uu ...

Marcel Desailly oo lagu Casuumay Finalkii Tartanka K/Cagta Djibouti Cup lana kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele+Sawiro

(20-9-2017) Kooxda ciiddamada gendermarie ee dalka Jabuuti ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee lo yaqaan Djibouti Cup ...

Mustaqbalka Edinson Cavani ee PSG oo mugdi galay kadib markii Neymar dalbaday in laga diro kooxda

(19-9-2017) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay dalka France ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka Braziil ee Neymar uu ...

Danny Welbeck oo lashaaciyey mudo uu Garoomada dhaawac uga maqnaan doono?

(19-9-2017) Kooxda kubada Cagta Arsenal ee dalka England ayaa shaacisay dhaawac soo gaaray Weeraryahankeeda Danny Welbeck kaas oo ka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.