Tuesday, September 19th, 2017

Layaab! Cristiano Ronaldo oo aan Real Sociedad kahor imaan tan iyo Sanadkii 2011 Sabab?

Published on September 15, 2017 by   ·   No Comments

(16-9-2017) Weeraryahanka kooxda kubada Cagta Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa lacadeeyey in uusan kahor imaan Naadiga Real Sociedad oo ku dheeleysa Garoonkeeda tan iyo Sanadkii 2011 isaga oo sidoo kale ka maqnaan doona Cayaarta ay Axada lacayaari doonaan Ganaax ayuun ku seegi doonaan.

Cristiano Ronaldo oo Real Madrid ku soo biirey 2009 kii Markii uu ka soo tegay Manchester United ayaan Nasiib u yeelan in uu kahor yimaado Kooxda Real Sociedad oo Joogta Gurigeeda tan iyo 2011 kii isaga oo siyaabo kala duwan ku weynayey Cayaaraha kooxdaas.

Sanadkii 2013 Ronaldo macaayarin Kulankii Real Madrid iyo Real Sociedad isaga oo lugta hore dhaawac ku seegay tan labaadna ay Cayaarayeen Barcelona oo ku Guulesatay Horyaalka Waxaana Macalin Carlo Ancelotti uu fariisiyey Cayaartoydiisa muhiimka ah Maadaama ay Cayaarayeen  Champions League  sideed dhamaadkiisa.

Sidoo kale Ronaldo kama uusan hor imaan Naadigaan Xili Cayaareedkii 2014/15 marna waxaa loo fariisyey iyaga oo dheelayey kulan adag oo koobka Horyaalada yurub halka Cayaarta kale uu aadey Xulka Portugal kuna soo daahay.

Xili Cayaareedkii lasoo dhaafay Ronaldo kama hor imaan Real Sociedad kulankii lagu dheeley Garoonkeeda waayo maba Cayaarin 3 kulan ee bilaawga Horyaalka La Liga isaga oo qabay dhaawac kasoo gaaray Finalkii koobka yurub 2016 kulanka hada lagu dheelayo Garoonka Real Sociedadna ma cayaari doono maadaama uu qaadanayo kulankii ugu danbeeyey ee Ganaaxii lasaaray.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Arsene Wenger iyo Alex Ferguson oo caawa kulan Cayaareed markale isaga hor imaan doona Sabab?

(20-9-2017) Dunida kubada cagta Caalamka ayaa markale dib u Xasuusan doonta Caawa marka ay maqlaan Magacyada Macalimiintii mudada ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Bandhigii Barcelona iyo 4 Gool oo uu dhaliyey Lionel Messi

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Horyaalka Spain ee ay xalay ladheeleen ...

Cayaaryahan ay lahayd Juventus oo ku Geeriyoodey dalka Maraykanka?

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa shaacisay Geerida mid ka mid ah Cayaartoydeeda oo ku ...

Taageerayaasha Manchester United oo lagu dacweeyey hees ay u qaadaan Romelu Lukaku taas oo Tilmaameysa Xubintiisa Taranka

(20-9-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lagu eedeeyey in ay hees lagu tilmaamay anshax daro iyo ...

Jose Mourinho oo ku dhawaaqay Xiddiga ugu qoran Rigoore dhalinta Waa kuma?

(20-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahanka ugu qoran in uu ...

Marcel Desailly oo lagu Casuumay Finalkii Tartanka K/Cagta Djibouti Cup lana kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele+Sawiro

(20-9-2017) Kooxda ciiddamada gendermarie ee dalka Jabuuti ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee lo yaqaan Djibouti Cup ...

Mustaqbalka Edinson Cavani ee PSG oo mugdi galay kadib markii Neymar dalbaday in laga diro kooxda

(19-9-2017) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay dalka France ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka Braziil ee Neymar uu ...

Danny Welbeck oo lashaaciyey mudo uu Garoomada dhaawac uga maqnaan doono?

(19-9-2017) Kooxda kubada Cagta Arsenal ee dalka England ayaa shaacisay dhaawac soo gaaray Weeraryahankeeda Danny Welbeck kaas oo ka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.