Monday, December 11th, 2017

Philippe Coutinho oo lagu soo bilaabi doono Cayaaraha kadib dib u heshiisiin laga dhex sameeyey isaga iyo Taageerayaasha

Published on September 15, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(15-9-2017) Kooxda kubada Cagta Liverpool ayaa shaacisay in ay Cayaaryahankeeda dalka Braziil ee Philippe Coutinho in hada kadib lagu soo bilaabi doono Cayaaraha Naadiga kadib soo dhaweyntii ay Taageerayaasha kooxdaas u Samneeyeen markii uu badalka ku soo gelayey kulankii Sevilla.

Philippe Coutinho ayaa Xili Cayaareedkaan markiisii koowaad Garoon u galay kooxda Liverpool kadib markii uu ka soo laabtay Xanaaqii lagu fariisyey markii uu Codsaday in laga iibiyo Barcelona siweyn ayaana loogu Sacab rumay markii uu badal ku soo galay Cayaartii koobka Horyaalada yurub ee ay ladheeleen Sevilla kaas oo bareejo 2-2 ah ku dhamaaday.

Macalinka Liverpool Jurgen Klopp ayaa Wargeyska The Sun u sheegay in Cayaaryahankiisa Philippe Coutinho uu ku soo bilaaban doono Cayaaraha kadib sida uu sheegay markii uu ka soo bogsaday dhaawicii dhabarka ka gaaray isla Markaana uu ka baxay Xanaaqii uu ku doonayey in uu ku aado Barcelona.

Liverpool ayaa waxaa sadexda kulan ee soo socota ka maqnaan doona Weeraryahankeeda Sadio Mane  kaas oo Calaamada Casaanka ah qaatay kulankii Manchester City Waxaana badalkiisa Cayaari doona Philippe Coutinho oo kamaqnaa Naadigaan tan iyo bilaawgii xiligaan.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Rajada uu Ousmane Dembele in uu dheelo El-Clasico oo sii yaraanaysa balse tababar gooni ah qaadanaya+SAWIRRO

(11-12-2017)Weerar yahanka reer France ee Ousmane Dembele ayaa dib loogu arkay saaka tababarka kooxda Barcelona. 20 jirkaan ayaan cag ...

Jurgen Klopp oo si aan horay looga arag ugu hadlay rigooradii kooxdiisa laga dhigay iyo waxaa uu sameeyay Mane+SAWIRRO

(11-12-2017)Macalinka kooxda  Liverpool ayaa waxaa uu aad u dhaleeceeyay qaabkii kooxdiisa looga dhigay gool ku laad taasi oo ay ...

Macalin Gennaro Gattuso oo AC Milan oo guushii ugu horeysay gaarsiiyay iyo dabaal dag la yaab leh ka dhacay+SAWIRRO

(11-12-2017)AC Milan ayaa guuleysatay guushoodii ugu horeysay ee tababare Gennaro Gattuso ka dib markii ay 2-1 kaga badiyeen ...

Kooxda Barcelona oo hogaankeeda sii dheereesatay markii ay mininkeeda kusoo garaaceen Villarreal+SAWIRRO

(11-12-2017)Kooxda kubadda cagta ee Barcelona ayaa dib ugu soo laabtay wadada guusha kadib markii ay 2-0 ku soo ...

Jose Mourinho”Garsooraha ayaa sanadkii labaad oo xiriir ah ka caawinaya in ay iyaga badiyaan”+SAWIRRO

(11-12-2017) Macalinka kooxda Man United Jose Mourinho ayaa ku andacooday in kooxdiisa rigoore laga diiday kulankii guuldaro 2-1 ...

Guddoomiye xigeenka aqalka sare oo balan qaad cajiib ah u sameeyay xiddigaha Galmudug

(11-12-2017) Abshir Bukhaari Godoomiye ku xigeenka aqalka sare oo casho sharaf u sameeyay ciyaartooyada #Galmudug ayaa yiri"ciyaariyahankii hal gool ...

Rikooradii Cajiibka ahaa ee laga diiwaan geliyey kulankii darbiga Manchester?

(11-12-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Rikooradii Xisiaha lahaa ee laga diiwaan geliyey Cayaartii dhex martay kooxaha Manchester ...

Kumaa loo doortay Man of the match kulankii darbiga ahaa ee labada Manchester?

(11-12-2017) Kadib Markii uu dhamaaday kulankii darbiga ahaa ee kooxaha kawada dhisan Magaalada manchester ee kala ah Manchester ...

Maxay ka dhigantahay Guusha Manchester City ka Gaartay Manchester United+Sawiro

(10-12-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester City ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay dhigeeda Manchester United kulankii darbiga ahaa ...

FT: Man United 1-2 Man City+Sawiro

(10-12-2017) Gooool (Nicolas Otamendi 54) (Marcus Rashford 45+2min) David Silva Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Manchester ...

Xiriirka kubada Cagta Soomaaliya oo Go.aan ka Gaaray dalka uu u dhashay Cayaaryahankii lagu murmay ee Abdimajid Cusmaan Ibraahim.

(10-12-2017) Xariirka Kubadda cagta Soomaaliyeed ayaa war saxaafadeed ay soo saareen waxa ay  ugu hadleen arinta xiddiga lambarka ...

Daawo Sawirada kahor kulanka darbiga ah ee magaalada Manchester

(10-12-2017) Waxaa lasoo saaray Safka rasmiga ah ee Naadi kastaa Garoonka ku soo geli doono kulanka darbiga ah ...

DEG DEG: Safka Rasmiga ah ee koox Waliba Garoonka ku soo bilaabi doonto darbiga Manchester oo la soo saaray

(10-12-2017) Waxaa lasoo saaray Safka rasmiga ah ee Naadi kastaa Garoonka ku soo geli doono kulanka darbiga ah ...

Darbiga Magaalada Manchester oo laga Cabsi qabo in baraf hareeyo

(10-12-2017) Waxaa soo baxaya in Taageerayaasha ka qayb qaadan doona kulanka adag ee darbiga Magaalada Manchester ay dhibaato ...

Daawo Sawirada Real Madrid oo u duushay Abu Dhabi Sabab?

(10-12-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid ee dalka Spain ayaa u duushay Abu Dhabi halkaa oo ay ku dheeli ...