Sunday, December 17th, 2017

Wayne Rooneey oo 14 Sano kadib ku soo laaban doona Old Trafford isaga oo Cadaw ku ah+Sawiro

Published on September 15, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(15-9-2017) Weeraryahanka dalka England ee Wayne Rooneey ayaa ku soo laaban doona Garoonka Old Trafford isaga oo Cadw ku ah Manchester United oo uu ku soo biirey 2003 dii isaga oo 18 Sano jir ah.

Wayne Rooneey ayaa Hogaamin doona kooxda Everton oo Manchester United Axada kula Cayaari doonta Garoonka Old Trafford Waxaana uu donayaan in uu Goolal ka dhaliyo Naadigii uu u Saxiixay Goolashii ugu badnaa ee abid Cayaaryahan u dhaliyo waxaa kaloo uu doonayaan in uu dhibco siiyo Kooxdii uu ku soo bar baaray xiligii uu yaraa.

Rooneey ayaa lacadeeyey in uu ku soo bilaaban doono kulanka Manchester United ee Axada dhici doona waxaana Xaqiiqo ah in uu soo dhaweyn heer sare ah kala kulmi doono Taageerayaasha Man United ee uu ka hor imaan doono Waxaana laftiisu uu xushmad u hayaa oo uu sheegay in uu jecelyahay kooxdiisii hore.

Kulankii ugu danbeeyey ee Wayne Rooneey isaga oo Cadaw ku ah Manchester United Waxa uu dhacay 26 kii December 2003 dii iyada oo lagu dheeley Garoonka Old Trafford oo ah kan uu 14 Sano kadib ku soo laaban doono isaga oo aan ahayn Cayaaryahan Manchester United.

Manchester United: Howard; Gary Neville, Ferdinand, Silvestre (Djemba-Djemba 72), O’Shea (Scholes 50); Ronaldo, Butt, Kleberson; Fortune, Forlan, Bellion

Substitutes not used: Carroll (GK); Van Nistelrooy, Giggs

Scorers: Butt 7; Kleberson 42; Bellion 68

Everton: Martyn; Hibbert, Stubbs, Unsworth, Naysmith; Li Tie, Gravesen, Linderoth (Jeffers 63), Kilbane; Rooney (McFadden 70), Campbell (Ferguson 63)

Subsitutes not used: Simonsen (GK), Yobo

Scorers: Neville own goal 11; Ferguson 89

Booked: Rooney, Jeffers.

Attendance: 67,642

Referee: Mike Dean (Wirral)

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee iska leh diyaaradaha qaaska ah ee ugu qaalisan

(17-12-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo sawirada shanta Cayaaryahan ee cayaarta kubada Cagta ee leh diyaaradaha ...

Cristiano Ronaldo oo Shuruud adag ku xiray in uu sii joogo Real Madrid?

(17-12-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa lasheegayaa in uu shuruud adag ku xiray sii ...

DEG DEG: Kaka oo ku dhawaaqay in uu gebi ahaan ka fariistay Cayaarta Kubada cagta

(17-12-2017) Cayaaryahankii hore ee Xulka qaranka Braziil iyo Kooxda AC Milan Kaka ayaa ku dhawaaqay in uu gebi ...

FT: West Brom 1-2 Manchester United+Sawiro

(17-12-2017) Gooool  (JESSE LINGARD): (ROMELU LUKAKU) Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. West Brom: Foster, Nyom, Hegazi, Evans, ...

Layaab!! Kulan Cayaareed dalka Spain ah oo lagu kala badiyey 47 Gool iyo 0

(17-12-2017) Kulan katirsanaa Cayaaraha kooxaha dalka Spain Gaar ahaan Horyaalka Cayaartoyda da.da yar ee dalkaas ayaa lagu kala ...

AC Milan oo ay ku dhacday Guuldaradii ugu Xanuunka badanayd Xiligaan+Sawiro

(17-12-2017) Kooxda kubada Cagta AC Milan oo Maanta lacayaartay Naadiga Hellas Verona ayaa lakulantay Guuldaradii ugu xanuunka badanayd kadib ...

Manchester City oo ku dabaal degtay Manchester United kadib Guushii Xalay+Sawiro

(17-12-2017) Kadib Guushuii Naadiga Manchester City ay xalay ka gaadhay Tottenham ayaa Cayaartoyda kooxdaas waxa ay sameeyeen dabaal ...

Real Madrid Iyo Barcelona Oo Isku Baacsanaya Weeraryahanka Arthur

(17-12-2017) Real Madrid kuma faraxsana inay aragto sawirka sida hoose loo shaaciyey ee laacibka khadka dhexe uga ciyaara ...

Maxay ahayd Sababtii uu Kevin De Bruyne Sadex farood u taagay Markii uu Goolka ka dhaliyey Tottenham

(17-12-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Manchester City Kevin De Bruyne ayaa Xalay markii uu Gool ka dhaliyey Naadiga Tottenham ...

Sunderland oo soo afjartay 364 kulan oo aanay guul ku gaarin Garoonkeeda

(17-12-2017) Josh Maja goolkiisii koobaad ee horyaalka ayaa u horseeday kooxda baaxaa degaysa ee Sunderland guushii u horeysay ...

Manchester United oo doonaysa in ay soo yareeso farqiga dhibcaha u dhexeeya iyaga iyo hogaamiyaasha

(17-12-2017)Manchester United ayaan mar kale awoodi doonin inay Paul Pogba ugu yeerto kulanka ay ku wajahayaan West Brom ...

Heshiiska Ozil ee Arsenal oo dib u eegis lagu sameenayo

(17-12-2017)Tababaraha Arsenal Arsene Wenger ayaa sheegay inuu ku kalsoon yahay Mesut Ozil inuu qandaraaska u cusbooneysiiyo kooxda. Heshiiska Ozil ...

Maxaad kala socotaa rikoorada ay dhigeen kooxda Real Madrid iyo C.Ronaldo markii ay koobka kooxaha adduunka qaadeen:

(17-12-2017)Maxaad kala socotaa rikoorada ay dhigeen kooxda Real Madrid iyo C.Ronaldo markii ay koobka kooxaha adduunka qaadeen: 1:Waa kooxdii ...

Ma jirto koox ka awood badan kooxda Manchester City kadib markii ay sii dheeraysatay hogaanka Horyaalka+SAWIRRO

(17-12-2017)Kooxda Kubada Cagta ee Manchester City ayaa sii dheeraystay hogaanka Horyaalka, kaddib markii ay 4-0 kaga adkaadeen dhigooda ...

Daawo: Cristiano Ronaldo oo Real Madrid u Suurta geliyey in ay Ku Guuleystaan koobka kooxaha aduunka

(17-12-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid ee dalka Spain ayaa ku Guuleysatay koobka kooxaha aduunka kadib markii ay ...