Tuesday, September 19th, 2017

Daafaca AC Milan Andrea Conti oo Sawirkii koowaad lawadaagay Taageerayaasha Milan kadib qaliin looga Sameeyey Jilibka

Published on September 16, 2017 by   ·   No Comments

(16-9-2017) Daafaca kooxda kubada Cagta AC Milan Andrea Conti ayaa Sawirkii koowaad lawadaagay Taageerayaasha Naadiga kadib markii lamarsiiyey qaliin Jilibka ah oo lagu Guuleystey.

Andrea Conti oo 6 bilood Garoomada ka maqnaan doona ayaa sheegay in uu aad uga xunyahay kamqanaashaha Garoomada mudada dheer ee loo qoray waxaana uu Kooxdiisa u rajeeyey in uu soo laaban doono isaga oo sidaan ka wanaagsan.

Xiddigaan ayaa u Mahadceliyey dhamaan intii Taageerada u muujisey ee kala soo hadashay baraha bulshada iyo Tilifoono Waxaana uu sheegay in Niyad ahaan uu aad ugu faraxsanyahay qaabkii loogu muujiyey Garab istaaga waxaana uu daafacaan dhaawac ka soo GaarayJilib xili uu qaadanayey Tababarka Caadiga ah ee AC Milan.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Bandhigii Barcelona iyo 4 Gool oo uu dhaliyey Lionel Messi

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Horyaalka Spain ee ay xalay ladheeleen ...

Cayaaryahan ay lahayd Juventus oo ku Geeriyoodey dalka Maraykanka?

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa shaacisay Geerida mid ka mid ah Cayaartoydeeda oo ku ...

Taageerayaasha Manchester United oo lagu dacweeyey hees ay u qaadaan Romelu Lukaku taas oo Tilmaameysa Xubintiisa Taranka

(20-9-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lagu eedeeyey in ay hees lagu tilmaamay anshax daro iyo ...

Jose Mourinho oo ku dhawaaqay Xiddiga ugu qoran Rigoore dhalinta Waa kuma?

(20-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahanka ugu qoran in uu ...

Marcel Desailly oo lagu Casuumay Finalkii Tartanka K/Cagta Djibouti Cup lana kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele+Sawiro

(20-9-2017) Kooxda ciiddamada gendermarie ee dalka Jabuuti ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee lo yaqaan Djibouti Cup ...

Mustaqbalka Edinson Cavani ee PSG oo mugdi galay kadib markii Neymar dalbaday in laga diro kooxda

(19-9-2017) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay dalka France ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka Braziil ee Neymar uu ...

Danny Welbeck oo lashaaciyey mudo uu Garoomada dhaawac uga maqnaan doono?

(19-9-2017) Kooxda kubada Cagta Arsenal ee dalka England ayaa shaacisay dhaawac soo gaaray Weeraryahankeeda Danny Welbeck kaas oo ka ...

Lionel Messi 11 Rigoore ayaan siiyey Neymar Xiligii lasoo dhaafay

(19-9-2017) Cayaaryahanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi.ayaa shaaca ka qaaday in uu siiyey 11 Rigoore Saaxiibkii Neymar Xili Cayaareedkii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.