Tuesday, September 19th, 2017

Falanqeynta kulanka Xiisaha badan ee Chelsea iyo Arsenal

Published on September 16, 2017 by   ·   No Comments

Waxaa Galabta ladheeli doonaa mid ka mid ah Cayaaraha ugu Xiisaha badan Todobaadkaan dhamaan Horyaalada qaarada yurub waxaana uu dhex mari doonaan kooxaha London kawada dhisan ee Chelsea iyo Arsenal.

Cayaartaan ayaa bilaaban doonta Saacada Muqdisho Marka ay tahay 3-45 daqiiqo.

Garoonka lagu dheeli doono waa Stamford Bridge

Xiligii lasoo dhaafay Chelsea 3 Arsenal 1

Garsooraha dhex dhexaadin doona waa Michael Oliver

Safka Macquulka ah ee ay Garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood.

Chelsea

Kursiga keydka Caballero, Eduardo, Rudiger, Christensen, Moses, Scott, Clarke-Salter, Fàbregas, Hazard, Kenedy, Batshuayi, Musonda

Doubtful None

dhaawac kaga maqan Drinkwater (calf, Oct)

Suspended None

Form LWWW

Discipline Y8 R2

Leading scorer Morata 3

Arsenal

Kursiga keydka Ospina, Macey, Iliev, Chambers, Debuchy, Holding, Mertesacker, Maitland-Niles, Elneny, Wilshere, Walcott, Iwobi, Nelson, Welbeck, Giroud, Akpom

shaki dhaawac Debuchy (match fitness)

dhaawac ku maqan Coquelin (hamstring, Oct), Cazorla (achilles, unknown)

Suspended None

Form WLLW

Discipline Y4 R0

Leading scorer Welbeck 3

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Bandhigii Barcelona iyo 4 Gool oo uu dhaliyey Lionel Messi

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Horyaalka Spain ee ay xalay ladheeleen ...

Cayaaryahan ay lahayd Juventus oo ku Geeriyoodey dalka Maraykanka?

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa shaacisay Geerida mid ka mid ah Cayaartoydeeda oo ku ...

Taageerayaasha Manchester United oo lagu dacweeyey hees ay u qaadaan Romelu Lukaku taas oo Tilmaameysa Xubintiisa Taranka

(20-9-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lagu eedeeyey in ay hees lagu tilmaamay anshax daro iyo ...

Jose Mourinho oo ku dhawaaqay Xiddiga ugu qoran Rigoore dhalinta Waa kuma?

(20-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahanka ugu qoran in uu ...

Marcel Desailly oo lagu Casuumay Finalkii Tartanka K/Cagta Djibouti Cup lana kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele+Sawiro

(20-9-2017) Kooxda ciiddamada gendermarie ee dalka Jabuuti ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee lo yaqaan Djibouti Cup ...

Mustaqbalka Edinson Cavani ee PSG oo mugdi galay kadib markii Neymar dalbaday in laga diro kooxda

(19-9-2017) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay dalka France ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka Braziil ee Neymar uu ...

Danny Welbeck oo lashaaciyey mudo uu Garoomada dhaawac uga maqnaan doono?

(19-9-2017) Kooxda kubada Cagta Arsenal ee dalka England ayaa shaacisay dhaawac soo gaaray Weeraryahankeeda Danny Welbeck kaas oo ka ...

Lionel Messi 11 Rigoore ayaan siiyey Neymar Xiligii lasoo dhaafay

(19-9-2017) Cayaaryahanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi.ayaa shaaca ka qaaday in uu siiyey 11 Rigoore Saaxiibkii Neymar Xili Cayaareedkii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.