Tuesday, September 19th, 2017

Harry Redknapp oo laga Cayriyey kooxda Birmingham City

Published on September 16, 2017 by   ·   No Comments

(17-9-2017) Kooxda kubada Cagta Birmingham City oo hada ka cayaarta Horyaalka heerka labaad ee dalka England ayaa ku dhawaaqday in ay shaqadii ka Cayriyeen Macalinkoodii Harry Redknapp kadib markii laga badiyey kulankii 6 aad ee Xiriir ah.

Shirkada Maamusha Naadiga ka dhisan Magaalada labaad ee ugu England ee Birmingham City ayaa war ay soo saareen ku cadeeyey in shaqadii ay ka Cayriyeen macalinka waayeelka ah ee Harry Redknapp kadib markii lagaraacay Cayaartii lixaad oo xiriir ah,

Macalinkii hore ee kooxaha West Ham iyo Tottenham ayaa kulankiisii ugu danbeeyey waxaa 3-1 ku Garaacday Preston Waxaana Naadiga Birmingham City ay kala horeynta Championship kaga jiraan kaalinta 23 aad 8 Cayaarood oo ay dheeleen sidaa daraadeed ayaa xilka looga qaaday 70 Sano jirkaan Caanka ah.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Bandhigii Barcelona iyo 4 Gool oo uu dhaliyey Lionel Messi

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Horyaalka Spain ee ay xalay ladheeleen ...

Cayaaryahan ay lahayd Juventus oo ku Geeriyoodey dalka Maraykanka?

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa shaacisay Geerida mid ka mid ah Cayaartoydeeda oo ku ...

Taageerayaasha Manchester United oo lagu dacweeyey hees ay u qaadaan Romelu Lukaku taas oo Tilmaameysa Xubintiisa Taranka

(20-9-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lagu eedeeyey in ay hees lagu tilmaamay anshax daro iyo ...

Jose Mourinho oo ku dhawaaqay Xiddiga ugu qoran Rigoore dhalinta Waa kuma?

(20-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahanka ugu qoran in uu ...

Marcel Desailly oo lagu Casuumay Finalkii Tartanka K/Cagta Djibouti Cup lana kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele+Sawiro

(20-9-2017) Kooxda ciiddamada gendermarie ee dalka Jabuuti ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee lo yaqaan Djibouti Cup ...

Mustaqbalka Edinson Cavani ee PSG oo mugdi galay kadib markii Neymar dalbaday in laga diro kooxda

(19-9-2017) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay dalka France ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka Braziil ee Neymar uu ...

Danny Welbeck oo lashaaciyey mudo uu Garoomada dhaawac uga maqnaan doono?

(19-9-2017) Kooxda kubada Cagta Arsenal ee dalka England ayaa shaacisay dhaawac soo gaaray Weeraryahankeeda Danny Welbeck kaas oo ka ...

Lionel Messi 11 Rigoore ayaan siiyey Neymar Xiligii lasoo dhaafay

(19-9-2017) Cayaaryahanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi.ayaa shaaca ka qaaday in uu siiyey 11 Rigoore Saaxiibkii Neymar Xili Cayaareedkii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.