Sunday, September 24th, 2017

Kooxda Jeenyo oo sheegtay in aysan kaqayb galayn koobka Jeneral Da ud

Published on September 16, 2017 by   ·   No Comments

(16-9-2017) Kooxda kubada Cagta LLPP Jeenyo ayaa lasheegayaa in ay Xiriirka kubada Cagta Soomaaliya u gudbiyeen in aysan ka qayb qaadan karayn koobka koobabka dalka ee Jeneral Da ud.

Naadiga Jeenyo ayaa Sabab uga dhigay in aysan ka qayb geli doonin koobka Jenaral Da ud in aysan haysan wax Cayaartoy ah oo u dheesha isla Markaana ay dhaawac ka yihiin 4 ka mid ah Cayaartoydii ay ugu talo galeen koobkaas.

Maamulka kooxda Jeenyo ayaa lasheegayaa in ay Warqad qoraal ah u gudbiyeen Xiriirka kubada Cagta Soomaaliya iyaga oo u sheegay in aysan ka qayb geli doonin koobka Jenaral Da ud kadib markii ay ka kala tageen Cayaartoy fara badan isla Markaana loo diidey kuwo badan oo ay lasoo Wareegeen kadib markii lasoo Saaray sharci diidaya in ay dheelaan koobkaas Cayaartoydii lakala qaatay dhawaan.

????????????????????????????????????

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Kenya oo laga xayuubiyey Xuquuqdii marti gelinta koobka African Nations Championship (CHAN) 2018 Sabab?

(24-9-2017) Shir ay isugu yimaadeen Gudiga fulinta Xiriirka kubada Cagta Africa ee Caf ayaa lagu Go aamiyey dalka ...

AC Milan oo shaacisay Cayaartoyda u diyaarka ah kulanka Sampdoria iyo shax cusub oo uu dheeli doono Vincenzo Montella

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta AC Milan Vincenzo Montella ayaa soo bandhigay Cayaartoyda Naadigaas ee u diyaarka ah kulanka ...

Waa Maxay Nasiib darada kaga habsatay Gool dhalintii Cristiano Ronaldo?

(24-9-2017) Xiddiga Naadiga Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa shalay Xanaaq iyo madax xanuun kala baxay Garoonka kadib markii ...

Kadib Sadexleydii Alvaro Morata Chelsea oo qarka u saaran in ay jabiso Record u yaalay Arsenal?

(24-9-2017) kadib Guushii weyneyd ee ay Gaartay Chelsea kulankii Stoke City iyo Sadexleydii uu dhaliyey Alvaro Morata kooxda ...

Daawo Goos Gooska iyo sawirada bandhigii Paulo Dybala iyo Guushii Bianconeri

(24-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Derby della Mole ee ay ladheeleen Naadiga ...

Romelu Lukaku kaligii oo aan ku soo laaban Magaalada Manchester welina baaqi ku ah Southampton Sabab?

(24-9-2017) Kadib Guushii ay ka gaareen kulankii ay lacayaareen Sabtigii kooxda Southampton .Cayaartoyda Manchester United ayaa ku soo laabtay Magaaladooda ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Barcelona oo Guul ka gaartay Kulankii Girona

(24-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul ka Gaartay kulankii Xiisaha badnaa ee ay lacayaareen kooxda Xiligaan soo ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Man United oo Guul Rafaad ah ka gaartay Southampton

(23-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa Guul dirqi ah ka Gaartay kulankii Xiisaha lahaa ee ay banaanka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.